HomeDawlada Burkina Faso Ayaa Ay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyadu Afganbiyeen, Waxaanay Ku Dhawaaqeen...

Dawlada Burkina Faso Ayaa Ay Ciidamada Ilaalada Madaxtooyadu Afganbiyeen, Waxaanay Ku Dhawaaqeen Hogaan Ciidan Oo Soo Dhisa Dawlad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Dowladda ku meelgaadhka ahayd ee dalka Burkina ayaa ilaalada madaxtooyada ay kala direen.

Xubin ka mid ah ciidamadaasi ayaa ka muuqday TV-ga dowladda ee dalkaasi wuxuuna ku dhawaaqay in dowladda ku meelgaadhka ahayd lakala diray. Waa hadalkii ugu horeeyay ee ka soo yeera ciidamada ilaalada madaxtooyada ee Burkina Faso, tani iyo markii madaxtooyada ay la wareegeen.

Waxa ay sidoo kale xidheen madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo kullan heer wasiiro ah ku lahaa dhismaha madaxtooyada ee caasimadda dalkaasi, Ouagadougou. Hadaba, waxaa la sheegayaa in arrintan ay u muuqato afgembi.

150917104434_burkina_faso_640x360__nocredit

Tallaabadan ayaa timi kaddib laba maalin oo guddi ay ku taliyeen in shaqada laga joojiyo ciidamada ilaaliya madaxtooyada. Rabshado ay qeyb ka ahaayeen baarlamaanka talada haya ayaa waxa ay xoog xilka uga tureen madaxweynihi mudada xilka haayay ee Mr Compaore, oo dalkaasi ka cararay bishii October ee 2014.

General Gilbert Diendere, ayaa loo magacaabay inuu yahay hogaamiyaha dowladda ku meel gaadhka. Xuduuudda oo dhan ayaa la xidhay, waxaana la soo rogay waqti aan la socon karin.

Gudoomiyaha baarlamaanka, ayaa ugu baaqay milatariga inay faragalin ku sameeyaan, si ay u joojiyaan sida uu sheegay talaabada ay qaadeen koox yar oo ka tirsan milatariga oo dowladda riday.

Ilaalada madaxtooyada ayaa xabado cirka u riday magaalo madaxda Ouagadougou, kadib markii dad ay mudaaharaadeen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories