Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Qudhaanjada Iyo Noocyo Shimbiraha Ka Mid Ah Ayaa Leh Hab Abuur Ah Oo Ay Cudurrada Iskaga Daweeyaan

London (SLpost)- Dhammaan noolaha duniga guudkeeda Alle ku uumay waxa ay leeyihiin hab iyo farsamo ay iskaga difaacaan cadowga, cudurrada iyo wax kasta oo...

Obama Oo Warqadii Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Somaliya

Us(SLpost)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa maanta munaasabad ka dhacday Aqalka Cad wuxuu warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Axmed Ciise wuxuu...

Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo duqayma gaystay

Suuriya(SLpost)-Ciidamada dawladda Suuriya ayaa bilaabay duqeyma cirka ah oo isdaba joog ah oo ay ku qaadayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan falaagada ka dagaalanta...

Umusha isku go’day, hooyada haraadan iyo dhallinta tahriibtay cashuurtoodi cid gaara dheefsatay!

Mudane fooq bineeyay mooshinkii kadib, waaka aayahaygii maalinba nin fiilo ku dhisanaayo. Shaqo la’aanta iyo busaaradda dhallintu ka tahriibayso sababteedu waata muuqata. Markii la...

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansaxiyay Siyaasada Horumarinta Naafada

Hargeysa(SLpost)-Shirkii khamiislaha ahaa ee golah wasiirada Somaliland ayaa lagu ansaxiyay siyaasada horumarinta naafada Somaliland, Siyaasadan oo ay soo diyaarisay wasaarada shqada iyo arimaha bulshada...

Garsoorayaasha Gobalada Dalka Oo Tababar Loo Qabtay iyo Dardaaranka Gudoomiyaha Maxkamada Sare

Garsoorayaasha Gobalada Dalka Oo Tababar Loogu Qabtay Hargeysa iyo Dardaaranka Gudoomiyaha Maxkamada Sare https://youtu.be/0RKLdHGSZiI

Wajigii Koowaad Ee Dhigida Beebka Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Dhamaaday iyo Gudida Arimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Indha Indheeyay

  Hargeysa(SLpost)-Wajigii koowaad ee beebkii biyo balaadhinta Hargeysa ayaa la dhamaystiray waxaana haatan la bilaabayaa  wajigii labaad, gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada ayaa soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img