Musharax Jamaal Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Xadhiga Madaxdhaqameedka Uguna Baaqay Inay Soo Dayso
Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa xukuumadda ku dhaliilay xadhiga ay kula kacday salaadiinta iyo boqorada Somaliland. Waxaanu ugu...
Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Gacankahadalkii Wakiilada iyo Loolanka Kulmiye
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta ku soo qaaday khilaafkii gacanqaadka gaadhay ee golaha wakiilada iyo loolanka xisbiga talada...
Baashe Maxamed Faarax Oo Soo Dhaweeyay Inuu Cali Khaliif Wadahadalada U Soo Dabco
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo dhaweeyay in Cali Khaliif Galaydh uu ogalaado inuu wadahadalo la galo Somaliland. Waxaanu...
Wafti Wasiiro Ah Oo Laasacaanood U Dhagax Dhigay Tarminaalka Madaarka Kuna Wareejiyay Dabdamis
Sool(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada duulista iyo hawda Maxmuud Xaashi Cabdi, isla markaasna uu ku waheliyo wasiirka hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif ayaa...
Saylici Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Haayadaha Qaramada Midoobayna Ka Rajeeyay Caawimo
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa mar kale ka hadlay abaaraha gobalada galbeedka iyo gubanka Somaliland ku dhuftay, waxa uu sheegay inay rajaynayaan...
Daawo:-Doodii Xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland
UK(SLpost)-Halkan ka daawo dood xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland ay dhawaan ku qabtay dalka Ingiriiska , taas oo si weyn loogu faaqiday qabyaalada...
Guddoomiye U Hadlay Shirkadaha Kiraysanaya Haamaha Oo Doonistooda Ku Adkaystay, Beeniyayna Inay Kala Jabeen
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Midawga Shirkadaha Shidaalka soo dejiya Xasan Maxamed Cige, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga qoray oo sheegayay in ay ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

