Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

HADDII AAD WAX GUDBIN WEYDO, WAA LAGUU SOO GUDBIN

Bulshada dhinaca curnita iyo farsamo abuurka gaabiska ka ah amaba ka arradan, waxa ay sugtaa wax-soo-saarka maskaxeed ee cid kale, haddii ay yihiin fikir...

Riyaddii Rumawday Qeybtii 3-aad

Axmed oo ka mid ahaa Ardayda ay Ismaaciil isku Kursiga ahaayeen,isla-markaasna ay isla wadaagi jireen xalinta masalooyinka Casharadda kala duwan ee ay Iskuulka ku...

Beesha Caalamka Oo Shirkii Horumarinta Somaliland Ee Sannadkan U Soo Dirtay Diblomaasiyiin Ka Meeqaam Hooseeya Kuwii Sannadkii Hore Iyo Sababaha Loo Nisbaynayo

Hargeysa(SLpost)-Wadamada beesha caalamka ee taageera horumarka Somaliland ayaa u muuqda inay hoos u dhigeen  darajada wufuudii hore uga qayb geli jirtay shirka isu duwida...

Buuga Maskax-gudhiye Oo Xalay Hargeysa Lagu Gardaadiyay

  Hargeysa(SLpost)-Waxa xalay lagu soo bandhigay Hargeysa buuga Maskax-gudhiye oo si faahfaahsan uga hadlaayay qaadka iyo dhibaatooyinkiisa, isla markaasna bixinaaya tilmaamo lagaga joojin karo dalka. Qoraaga...

XEERKII HORE TUUR KU KALANA DIID Q.3aad

Xeerkii hore Doorashada Wakiiladu waa run wuxu ahaa mid saami qaybsiga kuraasida ee gobolada Somaliland loogu talogalay doorashadii wakiilada ee September 2005tii oo keliya....

Sideynu uga faa’iidaysanaa maalmahan fadliga badan.

Allah Makkah wuxuu ka fadilay dhulka intiisa kale, Nebi Muxamed Umadiisana waxa uu ka fadilay ummadaha kale, diinta islaamka wuxuu ka fadilay dhammaan diimaha...

FADLIGA MAALINTA CARAFO

Maalinta Carafo waa maalin weyn oo khayr iyo fadli badan,waa maalin la qabto kulan islaami ah oo aad u balaadhan,waa maalin ALLAH(swt) jecel yahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img