HomeXukuumadda Oo Qorshaynaysa Inay Joojiso Magaca Ay Adeegsadaan Siyaasiyiinta Shirka Kulmiye Qaadacay...

Xukuumadda Oo Qorshaynaysa Inay Joojiso Magaca Ay Adeegsadaan Siyaasiyiinta Shirka Kulmiye Qaadacay Ee Isbahaysiga Kulmiyene

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inay qorshaysay sidii siyaasiyiinta xukumadda iska casilay iyo taageerayaashooda ku bahoobay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee Kulmiye ay uga joojin lahayd magaca Kulmiye inay isticmaalaan.

Xogaha la xidhiidha qorshahan ayaa tilmaamaya in xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ka soo horjeedaan in isbahaysigu sii isticmaalo magaca Kulmiye.Xogo wargeyska Geeska Africa helay ayaa sheegaya in xukumaddu huteellada ku wargalin doonto inaanay isbahaysiga ka kirayn huteellada inta ay isticmaalayaan magaca Kulmiye, balse ay ku eekaan doonaan isbahaysiga, hase ahaatee wali arrintaasi kamay hadal siyaasiyiinta saluugay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye, lana magac baxay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee Kulmiye.

Arrintan ayaa soo baxday iyadoo shalay la taliyaha arrimaha doorashooyinka ee madaxweyne Siilaanyo Maxamed Ibraahin Qabo, sheegay inaanay xukumadda ama xisbigeedu la hadlayn siyaasiyiinta isbahaystay. Isagoo u waramay wargeyska Warsugan wuxuu sheegay in aanay wada hadal la galayn siyaasiyiintaasi inta ay oohin dhammaysanayaan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Siyaasiyiinta isbahaysiga oo si adag uga soo horjeeda musharaxnimada Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Saylici ayaa qabsada munaasibado mucaaradka xukumaddu soo camiro, iyadoo inta badan madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Muuse Biixi lagu dhalliilo habkii ay u dhacday doorashadii musharaxiinta Kulmiye.

Xigasho Geeska Afrika

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories