Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Baarlamaanka Burundi Oo Ka Soo Horjeestay In Dalkooda Ciidamo Nabad Ilaalin Ah La Keeno

Burundi(SLpost)-Baarlamaanka dalka Burundi ayaa ka hor-yimi in ciidammo nabad-ilaalin ah oo ka socda Midowga Afrika dalkooda la keeno, iyadoo tani ay imaanayso xilli xukuumadda...

Lodon: Qoys Muslim Ah Oo Loo Diiday Inay Maraykanka U Safraan

London(SLpost)- Xubin ka tirsan baarlamanka Britain ayaa warqad u qortay ra’iisul wasaaraha dalkaas David Cameron kana dalbatay inuu Mareykanka sharraxaad ka weydiiyo sababta qoys...

Daawo:-Sida Looga Xusay Dhalashada Nabigeenii Muxamed Hargeysa

Hargeysa(SLpost)-Waxa xisbalaadhan loogu qabtay magaaladda Hargeysa dhalshada nabigeena suuban Muxamed, waxaanu xuskaasi ka dhacay hotel Maansoor. https://youtu.be/vCuujIEp_pQ

Madaxweynaha Jabuuti Oo Shacbigiisa Uga Digay Dagaal Sokeeye

Jabuuti(SLpost)-Madaxweyne Jabuuti ayaa uga digay shacbiga dalkaas inay ka feejignaadaan in dalku uu dagaalo sokeeye faraha la galo wakhtigan, waxaanu mucaaradka iyo dalal shisheeye...

“Bal intay Xamar iyo Hargeysa isla doonayaan sawta Gaalkacayo kala tagtay miyay mideeyaan….”Cali Guray

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa masuuliyiinta Somaliya ku dhaliilay inay midayn kari waayeen Gaalkacayo oo ay isku hayaan labada beelood ee...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormada 10aad

  "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay,  Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye,  Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese,  Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Muujiyay Sida Uu Ugu Fashilmay Isbadalkii Loo Doortay Magacaabayna Wasiirkii Maaliyada ee Rayaale

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay u magacaabay wasiirkii hore ee maaliyada xukuumaddii Daahir Rayaale La Taliyaha Ictiraaf Raadinta iyo Arrimaha Wada-hadallada Jamhuuriyadda Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img