DAAWO Abwaan Xasan Daahir Weedhsamo oo Maanso Qiima-badan ugu dabbaal-degay Xuska Maalinta Dhalashada Rasuulka (NNKHA)
Abwaan Xasan Daahir oo ku magac-dheer WEEDHSAME, ayaa maanso dheelli-tiran oo ka koobsanaysa ammaanta iyo xuska Nebi Muxamed (NNKHA) ugu dabbaal-degay xuska maalinta Dhalashada...
Soomaliya oo Mabnuucday in Xusaska Lagu soo Dhawynaayo Sannadka Cusub iyo Kirismaska
Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa soo saartay go’aan ay ku mabnuucayso in dalka gudihiisa lagu qabto xaflado lagu xusaayo sannadka cusub iyo Kirismaska sida...
Daalibaan Oo La Wareegay Magaalooyin Muhiim Ah Dalka Afgaanistaan
Afgaanistaan(SLpost)-Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Afghanistan ayaa muujinaya in mid ka mid ah degmooyinka ugu muhiimsanaa ee gobolka Helmand ay gebi ahaanba...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka iyo Ciidanka Qaranka Somaliland ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timi Abaanduulihii Hore ee Ciidanka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa guud ahaan shacabka Somaliland gaar ahaan ciidamada qaranka ka tacsiyeeyay abaanduulahii hore ee ciidamada qaranka oo ku geeriyooday dalka...
100 QISO IYO QALINKAYGA.
Habeen dhexdaas ah, oo aan sii fogayn. Aniga oo ku sugan madal lagu daahfurayay buug ay qortay gabadh da’ yar, oo ka hadlayay kaabidda...
RUNTAY KU HARGABTAA!!!!
Waxa si an kula talo-gal ahayn gacantu iigaga dhacday Tv ka mid telefishanada somalida. Odayaal baa fadhiya, waxa aanay ka hadlayaan in aanay Somaliyi...
Wasiirka Waxbarashada Oo Kulan Midnimada Tacliinta Somaliland Lagu Raadinayo La Yeeshay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka waxbarashda Cabdilaahi Habane ayaa kulan la qaatay dugsiyada gaarka loo leeyahay kuwaas oo uu u gudbiyay in wakhtigan loo baahan yahay inay xidhiidhka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

