HomeLodon: Qoys Muslim Ah Oo Loo Diiday Inay Maraykanka U Safraan

Lodon: Qoys Muslim Ah Oo Loo Diiday Inay Maraykanka U Safraan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London(SLpost)- Xubin ka tirsan baarlamanka Britain ayaa warqad u qortay ra’iisul wasaaraha dalkaas David Cameron kana dalbatay inuu Mareykanka sharraxaad ka weydiiyo sababta qoys muslimiin British ah loogu diiday inay u safraan gobolka California, daqiiqaddii ugu dambeysay.

Stella Creasy, oo laga soo doorto waqooyiga bari ee London, ayaa warqaddeeda ku sheegtay in qoyska oo ka kooban aabe, walaalkiis iyo 9 caruur ah, loogu yimid garoonka diyaaradaha ee Gatwick ee London, loona sheegay inaysan raaci karin duulimaad u socday Mareykanka, 15-kii bishan December.

Creasy ayaa wargeysyada Britain u sheegtay inay aad uga walaacsan tahay tirada sii kordheysa ee muslimiinta Britain ee loo diiday inay galaan Mareykanka sabab la’aan.Mahmood Tariq Mahmood, oo la safrayey walaalkiisa iyo caruurta walaakiisa, si ay u booqdaan qoyskooda oo ku nool koonfurta California, ayaa u sheegay wargeyska the Guardian, inuu rumeysan yahay in sababta loogu diiday inay galaan Mareykanka ay tahay inay yihiin Muslimiin.

“Sababta waa weeraradii lagu qaaday Mareykanka – Waxay moodaan in qof kasta oo muslim ah uu yahay halis” ayuu yiri Mahmood Tariq Mahmood.Safaaradda Mareykanka ee London, ayaa illaa iyo hadda wax jawaab ah ka bixin arrintan.

Source: VOA

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories