Cilmaaniyadda Iyo Caalamka
Qeexitaanka Cilmaaniyadda; Kelmada ah cilmaaniyad waxa si toos ah looga turjumay ereyga (Secularism) ereygan oo isna laga soo dheegtay ereyga laatiiniga ah ee (Saeculem) oo...
Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Sweden
Stockolm (SLpost) Wasiirka warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa kulan la qaatey dhigiisa dalka Sweden. Kulankaasi oo maanta ka dhacay xarunta wasaarda ganacsiga iyo...
Xasiloonida Soomaaliya Oo Halis Ugu Jirta Mushahar La’aanta Askarta
Wakaalada wararka ee Reuters oo heshey warbixin ay arrimaha Soomaaliya ka qortey hay’ada QM u qaabilsan cunaqabateynta hubka ee dalalka Eretria iyo Soomaaliya ayaa...
SOLJA Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Cabashooyin Uga Yimid Hogaanka Xisbiga Kulmiye Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska
Warsaxaafadeed: Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu jawaab cad ka bixinayaa Cabashooyin kala duwan oo ka soo gaadhay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye iyo Madaxda Booliiska gaar...
Badda Berbera Oo Liqday Arday Dalxiisayaal Ahaa iyo Magacyada Afar Dhimashadooda La Xaqiijiyay.
Berbera(SLpost) - Ugu yaraan 4 dhalinyaro ah oo ku dabaalanayay badda magaalada Berbera ayaa geeridooday kadib markii baddu liqday, waxaana la sheegay in mid...
Natiijada Ciyaarihii Galabta Ee Koobka Gobolada iyo Ciyaarta Adag Ah Ee Berri
Hargeysa(SLpost) - Ciyaaraha gobolada Somaliland oo maalmihii u dambeeyay wajigooda koobaad ka socday magaalooyinka Boorama iyo Burco ayay maanta isku haleeleen xulalka gobolada Awdal...
“Sharciga Ciddina Kama Sarayso, Saxaafadduna Waa Inay Anshaxa Ilaaliyaan” Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ugu baaqay saxaafadda in ay ilaaliyaan anshaxa Suxufinimo iyo xeerarka dalka u yaalla,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

