Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Hal Xil Oo Loo Wada Magacaabay Laba Masuul
Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in aanay jirin xil isku mid ah oo loo magacaabay laba masuul, waxaanu gaasimihii...
Filanwaa! Qaybtii 2aad
Markay ciyaartii aroosku dhammaatay ayaan u soo baxay debeda hoolka xafladda aroosku ka socotay, anoo doonaya inaan ku nasto ubaxa ka baxay beerta hudheelka...
Dab Ka Kacay Cisbitaal Ku Yaala Magaalada Jeesan Ee Sucuudiga 25 Ruux Ku Geeriyoodeen
Sucuudiga(SLpost)-Ugu yaraan 25 qof ayaa ku geeriyoodey 107 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii Isbitaal ku yalaa magaalada Jeesaan uu gubtey, sida...
DANJIRE CAWIL OO KA HADLAY XILKA LOO MAGACAABAY, KANA JAWAABAY SU’AALO AY BULSHADU ISKA WAYDIISAY XAFIILATANKII SIYAASADEED EE KA DHAXAYN JIRAY SIILAANYO
Hargeysa(SLpost)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay sida uu u arko xilka uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay oo ah la taliyaha madaxweynaha ee...
Nin Xaaskiisa Ku Gawracay Magaaladda Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Nin sidan la sheegay sakhraansanaa ayaa xaaskiisa ku gawracay xaafada Newhargeysa ee magaaladda Hargeysa. Dilkan ayaa lagu sheegay inuu dhacay xalay saaacadii danbe waxaana maydka...
Maraykanka Oo Canbaareeyay Rabshadii Dhawaan Ka Dhacay Jabuuti
US(SLpost)-Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa cambaareysay rabshadihii dhawaantan ka dhacay Caasimadda Jabuuti. War-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay, oo uu kuna saxiixnaa afhayeenka wasaaradda John Kirby,...
Buhari: Waan ka adkaanay Boko Xaraam
Nigeria(SLpost)-Madaxweynaha Nigeria, Mohammadu Buhari, ayaa BBC-da u sheegay in ciidammadiisa ay ku dhow yihiin jebinta ururka Boko Xaraam. Mr Buhari ayaa sheegay in dagaalyahannada ururkaasi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

