HomeSoomaliya oo Mabnuucday in Xusaska Lagu soo Dhawynaayo Sannadka Cusub iyo Kirismaska

Soomaliya oo Mabnuucday in Xusaska Lagu soo Dhawynaayo Sannadka Cusub iyo Kirismaska

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa soo saartay go’aan ay ku mabnuucayso in dalka gudihiisa lagu qabto xaflado lagu xusaayo sannadka cusub iyo Kirismaska sida ay Wasaaradda Diinta iyo Aw qaaftu ku dhawaaqday.

Tallaabadan oo kale ayaa uu qaaday Suldaanka ka taliya dalka saaliida qanniga ku ah ee Brunei oo sheegay in aa dalkiisa laga xusi karin sannad cusub ee miilaadiga iyo Kirismaskaba.

Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta Soomalaiya Sheekh Maxamed Khayrwo, ayaa ciidammada ammaanka faray in ay joojiyaan cidda ay ku arkaan in ay isa soo urursadeen si ay Muqdisho ugu xusaan maalmahan.

“Dhammaan xaflada la xidhiidha kirismaska iyo dabbaal-dega sannadka cusub waxa ay ka soo hor jeedaan dhaqanka Islamka, waxaanay dhaawacyaaan caqiidada bulshada Muslimiinta ah, sidaa darteed lama arki karo wax arrimahaas ku saabsan,” ayuu yidhi Agaasime Sheekh Maxamed Khayrow.

Ku-xigenka Golaha Sare ee Islaamka ee Soomaaliya Sheekh Nuur Baruud Gurxan, ayaa laf ahaantiisu sheegay in Kirismaska xuskiisu ay sababi karaan in Al Shabab dadka weeraro ku soo qado, waxaannu wargeyska New Vision ee Uganda ka soo baxa u sheegay; “ Culima ahaan waxa aan ka digaynaa dabbaal-degyadaas oo aan diinta islaamka meelna ku lahayn. Dhacdooyinkan waxa ay sababi karaan in Al Shabaab weeraro dadka ku soo qaado.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories