Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

XIDIGAHA GEESKA IYO SHOWGA SANNADKA CUSUB 2016 ~ Xuska Sannadka, Xiisaha Cawayska iyo Xiddigaha Geeska

Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xxaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, isla markaana looga bartay inay soo bandhigeen heeso iyo madadaallo ay ku xidhan yihiin inta badan...

Xaaska Mugabe oo si da’dban ula wareegtay taladii Zimbabwe

Harare(SLpost)-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo ah 91 jir, ayaa u muuqda in si aan toos ahayn ay xaaskiisu ula wareegtay taladii dalkaas. Waxa...

Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Oo Ka Hadlay Rabshadii Dalkaas Ka Dhacay

Wax uu taliyaha ciidanka boolisku ku eedeeyay inay rabshadahaas ka danbeen siyaasyiin doonayay inay ridaan qalaanqal.     https://youtu.be/1j4OBYTGMUo

Maxkamadda Breda ee Netherland oo ku xukuntay Dahir Calsow inuu Raaligelin muddo sannad ah ka bixiyo eedo been-abuur ah oo uu ka baahiyey...

Breda (SLpost)- Maxkamadda magaalada Breda ee dalka Netherlands, ayaa amar ku siisay Dahir Calasow inuu raaligelin ka bixiyo kuna baahiyo dhamaan mareegahiisa muddo sannad...

TAAGERO KALA MAANA, MUJAAHIDKA IYO MURQMAALKA.  Qeybta 1aad

  Filimada inta badan waxa la radiyaa jilaaga,iyo sheekadu siday, iskugu xidhantahay, isla marka ladaaraba, daawadayaashuna fahamkooda kala duwan awgii midba meelbuu kaga hadhaa nuxurka...

Wasaarada Maaliyada Oo Sodon Booyadood Oo Biyo Ah Ugu Deeqday Deegaanada Gobalka Hawd

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaraada maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa sodon booyadood oo biyo ah gadhsiisay dadweynaha deegaanka gobalka Hawd oo maamihii la soo dhaafay laga dayrinaayay...

“Suuqa Furan Ee Aynu Qaadanay Danteena Maaha, Waxa Inoo Soo Baxaaya Inyar oo Dharagtay iyo Mujtamac Gaajoonaya” Faydal Cali

Hargeysa(SLpost)-Eng.Faysal CalI Waraabe ayaa ka haday dhibaatada ka taagan sixir bararka oo uu sheegay inay ka timi nidaamka suuqa furan ee aynu qaadnay waxaanu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img