Wali Ma Hargeysa Ayaad Joogtaa?
Ereyadan ku xardhan halka sare waxa markasta isticmaala dhalinyaradda ka tagay dalkoodii hooyo, isku banbixiyey Qaxoonti in ay u noqdaan dal aanay isku dhaqan...
Xanuunnada Carruurta Ku Keeni Kara In Korniinkoodu Dib Dhaco Ama Joogsado
Qaahira (SLpost)- La socoshada korniinka ilmuhu waa arrin muhiim u ah mustaqbalkiisa caafimaad iyo noloshiisa dambe, waxa ugu badan ee ay caawinaysaana waa in...
Raysalwasaaraha Hindiya Oo Si Lama Filaan Ah U Booqday Baakistaan
India(SLpost)-Raiisul Wasaaraha dalka India ayaa socdaal ku tagay Pakistan markii ugu horreysay tan iyo markii uu xafiiska qabtay sanadkii hore. Narendra Modi ayaa kaga dhawaaqay...
Weeraro ka dhacay dhulka Israel haysato
Dhowr weerar ayey Falastiiniyiintu ku qaadeen dhulka ay Israeli haysato ee daanta galbeed, iyadoo halkaasi ay kumanyaal dalxiisayaal ah isugu yimaadeen si ay ciidda...
Ku Dhawaad Boqol Qof Oo Ku Nafwaayay Goob Ay Ku Qaraxday Gaasta Cuntada Lagu Karsado Nayjeeriya
Neyjeeriya(SLpost)-Dad ka badan 100 qof ayaa naftooda ku waayey qarax ka dhacay magaalada Nnewi ee Koonfurta dalka Neyjeeriya habeenimadii xalay, qaraxa ayaa ka dhacay...
UGAADHSIGA SARAAKIISHA CIIDANKU MUXUU KU SAL LEEYAHAY?
Dilalka saraakiisha ciidanka Soomalilaan ayaa noqday mid si joogto ah, u soo noqnoqonaya muddooyinkii ugu dambeeyey. Dilalka ayaa ka dhacay meelo kala duwan iyo...
Halkan Ka Daawo Muuqaal Laga Duubay Burco Habeen iyo Maalin
Burco(SLpost)-Muuqaalkan ayaa ah mid aad u soo jiidasho badan waxaan burco laga duubay wakhtiyo kala duwan oo haben iyo maalinba ah. https://youtu.be/wlyKCc4Vwik
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

