Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Maxay Isku-Casileen?

  Xilku waa wareegto waa odhaah muujinaysa in qofkasta oo muwaadin ahi xaq u leeyahay inuu ka mid noqdo hannaanka dawladnimo ee kolba wakhtigaa taagan....

Masuul Shallay iska Casillay Golaha Wasiirradda oo Maanta loo Dhaariyey Golaha Wakiillada

  Hargeysa(SLpost)-Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo hore u ahaan jiray wasiirka Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland...

KULMIYE: Musharax tanaasulay

Hargeysa(SLpost)- Xoghayaha guud ee golaha guurtida JSL oo hore u shaaciyey in uu u sharaxan yahay jagada madaxweyne xigeen ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta waxa...

“Xisbigii Wuxuu Gacanta ugu Jiraa Afar Nin” Kijaandhe

Hargaysa(SLpost):-Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), ayaa xogwaran uu maanta siiyey saxaafadda ayaa waxa uu kaga hadlay khilaafka Kulmiye ee...

Kalluun Badan oo la Dhoofinayo oo laga soo Saaray Badda Somaliland

Berbera(SLpost)-Shirkadda Pontus Marine oo ka shaqaysa kalluunka islamarkaana ay muwaadiniin badan oo reer Somaliland ahi ku midoobeen ayaa maanta markii koowaad bilawday soo saarista...

SOOMAALIYA: Al-Shabaab iyo Shicib Diidan Sako ay ka Qaadi Jireen oo Dagaal ku Dhex Maray Hiiraan

Hiiraan(SLpost)-Wararka ka imanaya deegaanka Afcad oo dhowr iyo soddoon KM u jira degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal uu dhex maray...

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Hagrashada Ciyaaryahannada Gobolada

  Hargeysa(SLpost)-Xoghayaga guud ee Xisbiga mucaaridka ee Kulmiye Mudane Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan xisbiga ayaa waxa uu ka waramay xaaladda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img