Bangiga Adduunka oo Qorshaynaya Xayiraad ka Qaadidda Xawaaladaha Soomaalida
Nairobi (SLpost)- Baanka Adduunka, ayaa ku gudo jira talaabooyin xayiraadda lagagga qaadayo shirkaddaha xawaaladaha Soomaalida, oo ahaa meesha keliya ee dhaqaalaha loo soo soo...
Salaantii Qornayd!
Waqti aan ka fogayn kan aan qoraalkan qoray nin ayaa iiga sheekeeyey sheeko ku saabsan dadka wax ilaaba /xusuusta liita , sheekadaasi oo aan...
HARGEYSA: Booliska oo Sariflayaasha ku Amray in ay Lacagahooda Basriyaan
Hargeysa(SLpost) Askar iyo saraakiil ka mid ah ciidamada ammaanka ee ka hawlgala Hargeysa ayaa duhurnimadii shallay booqday suuqa sarrifka lacagaha qalaad, waxaanay ku amreen...
Yemen: Dagaal Xoogleh oo ka Socda Magaalada Ticis
Sanca(SLpost)-Dagaal xoogleh ayaa shalay iyo maanta ka socda magaalada Ticis oo ay ku dagaalamayaan kooxda Xuuthiyiinta iyo ciidamada taageersan dowlada ee gacanta ka helayey...
Madaxweynaha JSL oo Magacaabay Wasiir-xigeenka Dib-u-dejinta JSL
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhiiriyadda Somaliland ayaa waxa uu maanta oo jimce ah magacaabay wasiir-xigeenka Wasaarada Dib-u-dejinta Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo u magacaabay Aadan Cabdilaahi Nuur oo hore...
Hambalyo, Wasiiru-dawlaha Cusub ee Biyaha JSL
Anigoo ah Commissioner Liban ismail mohamoud Waxaan Hanbalyo u dirayaa madaxweynaha Jsl ee gartay booskii banaana ee Beesha Gabooye u magacaabay Aqooonyahan Aqoonteeddii leh...
Iskaashatada Rayislayaasha JSL oo Horumar Balaadhan ku Talaabsaday, Cabashana ka Muujiyey Timajarayaal Ajaanib ah oo Dalka ku soo Badanaya.
Hargeysa(SLpost)-Iskaashatada timajarayaasha Somaliland ee MIDNIMO ayaa waxa ay xadhiga ka jareen meheraddo cusub iyo qaar kale oo ay ku sameeyeen wax-kabedel iyo qurxin iyaga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

