Madaxweyne Siilaanyo oo isku soo Dhawaynaya Dhinacyada kulmiye
Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay kulan la yeeshay xubnaha iska casilay guddida qabanqaabada shirka Kulmiye ee loo asteeyay 10-ka November....
Sheeko Kale: Shajarata Addur
Shajarta Addur waxay ahayd xaaskii mid ka mid ah salaadiintii Ayuubiyiinta oo la odhan jiray Suldaan As-Saalix Ayyuub oo Masar xukumayay. Isaga oo dagaal...
Cali Guray oo Ka Warramay Abaallo Xuseen Axmed Caydiid u Galay Siilaanyo iyo Kala Fogaanshaha Wakhtigan
Hargeysa(SLpost) Cali Yuusuf (Cali Guray), Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa ka sheekeeyay Abaalo faro badan oo uu madaxweyne...
Bar Bilowga Siyaasaddii Is Casilaadda
Waxaa baryahaaba dadku la yaabanaayeen siyaasada gunta dheer wadaanta lagaga soo dhurey ee ay soo lafa gureen Madaxweyne silaanyo iyo Gud. muuse biixi ee...
Olole lagu Wacyigelinayo badbaadinta shinnida oo laga Fuliyey Gabiley
Gabiley (SLpost)- Ololaha wacyigelinta badbaadinta shinnida, ayaa Jimcihii shallay laga fuliyey magaalo-madaxda gobolka Gabiley ee Gabiley, iyadoo deegaannkaasina ka mid yahay meelaha shinnida lagu...
BALLIGUBADLE: Barayaal Shaqo-joojin Sameeyay iyo Maamulka oo Xadhig Kaga Jawaabay
Balligubadle(SLpost):- Shaqa-joojin ay kaga cabanayaan maamulkooda ayey dhammaan macalimiinta dugsiyada hoose/dhexe ee balligubadle ku dhaqaaqaeen. Shaqa-joojinta macalimiinta ayey wararku sheegayaan in ay saaka bilaabmatay, ayna...
MINNEAPOLIS: Soomaalida Oo Banaanbax Sameysay
Minneapolis (SLpost) October- Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa sameeyey isu soo bax ay ku dalbanayaan in gacanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

