Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Xisbigayagu Ilaa Hadda Musharax Buu Leeyahay Inkasta Oo Siyaasaddu Isbedbedesho..” Eng Faysal Cali Waraabe

  Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo la waydiiyay inuu leeyahay han musharaxnimo ayaa sheegay in ilaa hadda...

Xubin ka Tirsan FIFA oo Maxkamad la Soo Taagay

    Qaban qaabiyihii ciyaarihii koobka adduunka ee Brazil lagu qabtay 2014kii, ayaa diiday inuu musuqmaasuq ku lug yeeshay uuna qaatay malaayiin dollar oo laaluush ah. Jose...

SHAASHADA SHAASHADDA

  Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 4/11/20150, Hargeisa Cinwaanku waa laba erey oo aan qoraal ahaan kala fogayn oo xaraf Da’ ah oo keliya ayay...

GAADH-HAYE: Maanso ku Saabsan Ciidamada Booliska 

Maasadan oo ka Hadlaysa  Booliska waxa Hal abuuray Abwaan Jaamac Faarax Yuusuf (Jaamac Xaad) Taariikhdu markay ahayd  11/7/2011, waxaanu manta kaga qayb qaadanayaa Xuska Maalinta...

Maamulka Gobolka Saaxil oo Digniin u Diray Dadka Xeebaha ku Nool

Berbera(SLpost)- Maamulka gobolka Saaxil oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Fahmi Cabdi Bidaar iyo Gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa...

Somaliland & Maxamuud Xaashi Cabdi Iskuma Cusba !!

Haddaad ka mid tahay dadka ku xidhan Shabakadaha Wararka ee Internet-ka laga akhristo iyo Baraha bulshadu ku kulanto waxaad in badan la kulmaysaa qoraalo...

“Erayada Qaldan ee ku Jira Heesaha Danbe ee ay Tahay in Layska Saxo

    Qoraalkan yaree kooban waxayn insha-allahu kusoo qaadanayaa maanta “Erayada qaldan ama aan munaasibka ku ahayn meesha look isticmaalayo eek u jira heesaha danbe ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img