HomeMaayarka Caasimada oo Dalka Ku Soo Laabtay Kadib Socdaal Shaqo Oo Dibada...

Maayarka Caasimada oo Dalka Ku Soo Laabtay Kadib Socdaal Shaqo Oo Dibada Ah Fariina U Diray Shacbiga Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Maayarka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay dalalka Sweedan iyo Ethiopia, waxaanu daboolka ka qaaday in Ethiopia ay soo saxeexeen wajiga labaad ee qalabkii hagaajinta bilicda caasimada.

Maayirka Magaalada Hargeysa Cabdiraxamaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa u mahadnaqay masuuliyiintii iyo dad weynihii sida diiran ugu soo dhaweeyay Dalka Waxana Yidhi “ Runtii aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in aad dalkii dib ugu soo laabto.waxan u mahadnaqayaa dhamaan Salaadiintii ,xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo dad weynaha sida diiran igu soo dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargeysa waxan leeyahay waad ku mahadsantiin sida fiican ee aad isoo dhawayseen”

Maayirka oo ka xog-waramaya ujeedad uu ugu maqnaa wadamada Dibada waxa uu Yidhi “ waxaan ku maqnaa Wadanka Swedan Caasimadiisa Stockholm Iyo Dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia Swedan waxan aan kula kulanay masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Dalkaasi, waxaanu ka wada hadaley Sidi labada Dal ama labada Caasimadood ay isku kaashan lahayeen oo wax badan ay u wada qabsan lahayeen,Dalka Ethiopia oo uu safarkaygu ku dambeeyay ayaa sido kale waxa aanu ka soo wada hadalay Xidhiidhka Labada Casimadood Sido kale waxa aan soo saxeexayeey Qalabkii labaad oo aan ka soo iibsan doono Dalka Ethiopia qalabkaas oo wax weyn ka tari Doono Bilicda Caasimada Somaliland Ee Hargeysa.”

Maayir Solteco oo si gaara ula hadlaaya Dadweynaha Reer Hargeysa waxa uu yidhi “ waxan leeyahay dadweynaha Reer Hargeysa dhawaan caasimadu waxa ay u Eekaan Doontaa Caasimadaha Dalalka Horu maray Qalabkiina Waa inoo soo socdaa.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories