HomeBaarlamaanka Somaliya Oo Meelmariyay Xeerka Saxaafada Somaliya

Baarlamaanka Somaliya Oo Meelmariyay Xeerka Saxaafada Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLpost)Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Dalka, kaddib kulan ay Muqdisho ku yeesheen, iyadoo sharcigan muddo ay xildhibaannadu ka doodayeen.

Kulankii baarlamaaka ee maanta oo ay goobjoog ka ahaayeen 142 xildhibaan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo meel-marin lahaa sharciga lagu dhaqi doono saxaafadda Soomaaliya.

Dood kaddib ayay xildhibaannada baarlmaaanku waxay codka taag ahaa u qaadeen meel-mariyay sharciga saxaafadda dalka, iyadoo ay ogolaadeen 139-xildhibaan, iyadoo ay ka aamuseen saddex xildhibaan, iyadoo aysan jirin xildhibaanno, sida uu codeynta kaddib ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar.

“Codka loo qaaday sharciga Saxaafadda dalka natiijadiisu waxay noqotay, 139-xildhibaan oo ogolaaday iyo saddex xildhibaan oo ka aamusay, mana jirin xidlhibaannodiiday, sidaa daraadeed sharcigan waa mid ansax ah,” ayuu yiri Prof. Jawaari oo natiijada shaacinayay.

Wasiirka warfaafinta Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo kulanka goob-joog ka ahaa ayaa xildhibaannada baarlamaanka Somalia uga mahad-celiyay sida ay u ansixiyeen sharciga saxaafadda dalka.

Ugu dabmeyn, guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa mas’uuliyiinta wasaaradda warfaafinta Somalia ku boorriyay inay dhaqan-geliyaan sharciga saxaafadda dalka.Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay oo saxaafadda Somalia ay yeelato Sharci lagu maamulo, iyadoo horay aysan u jirin sharci haga Saxaafadda Somalia ka Hawl-gasha Soomaaliya.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories