HomeSomaliland oo ka Hadashay Sababta Hawada looga Saaray Idaacadda VOA

Somaliland oo ka Hadashay Sababta Hawada looga Saaray Idaacadda VOA

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay sababaha keenay inay hawada somaliland ka saaraan guud ahaanba baahinihii kala duwanaa ee idaacadda VOA ee Codka Maraykanka, waxaanu masuuliyiinta idaacadaasi ku eedeeyey inay jabiyeen heshiiskii ay kula jireen xukuumada somaliland.

Idaacada VOA ayaa soo kordhisay baahino kala duwan oo dheeraad ah, iyada oo idaacadu soo kordhisay baahino dheeraad ah oo hawada soo galayey wakhtiyada 1:30 duhurnimo iyo subaxii, islamarkaana u khaas ah dhallinyarada.

 

Wasiirka warfaafinta oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaaalada Hargeysa ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay “wasaaradda warfaafintu laba idaacadood oo waa weyn oo  afka soomaliga soo daaya ayey heshiisyo kula jirtaa kuwaas oo kala ah idaacada BBC-da iyo VOA-da, idaacada VOA-da waa markii labaad ee aanu is qabano inta badana BBC-da isma qabano sababtuna waxa weeyaan waxaanu aad u ixtiraamnaa heshiiska qoraalka ah ee ay labada dhinac wada galaan, idaacada VOA-da waxaanu ku jirnaa inay hawada soo galaan laba xili, oo ay baahiyaan barnaamijyada ay leeyihiin, anaguna wixii adeeg ah ee aanu gacanta ugu hayno iyo ogolaanshaha  inay ka hawl gali karaan dalkayaga aynu u fududayno, waanay badaleen, heshiiskiina way ka baxeen, saacado aan kuwii ahayn ayey damceen inay ku daraan oo subax leh oo duhur leh, anaguna waxaanu leenahay  idaacada saacadaas dheeraadka ah heshiiska way ka baxsan tahay, ixtiraamna maaha intaad dawlad dhan heshiis la gasho inaad taada iska wadato.”

Wasiirka wasaarada warfaafinta oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inaanay macquul ahayn in saacadaha idaacada Radio Hargeysa la siiyo idaacad kale waxaanu yidhi “Mar kale waxaanu leenahay wali heshiiskii ayaanu ixtiraamaynaa labadii xili ee aynu heshiiska ku ahayna diyaar ayaanu u nahay wixii intaas ka badana in laga wada hadlo diyaar ayaanu u nahay, saacadaha idaacada Radio Hargeysa macquul maaha inaanu idaacaddo kale siino” ayuu yidhi Wasiir Cukuse.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories