Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Qiimaha Waalidka iyo Ubadka Casrigan

Maskax waliba maax leh, warkastaaba madal leh, ummad waliba dhaqan leh, qalin waliba qoraal leh, aqoon waliba ehel leh, ilays waliba nuur leh, indho waliba...

Sooyaalka Ururka Xamaas

Horaantii sannadii 1987-kiiayaa lagu dhawaaqay Aas-Aaska ururka Xamaas. Maxamuud Zahar ayaa horood ka ahaa bilowga yegleelida ururka Xamaas. Sababta keentay in la aas-aaso ururka...

Dhaxalkii Askariga! Qaybta 5aad

Qaybtan iyo wixii ka dambeeya, waxa aynu si toos ah ugu falan-qayn doonnaa xidhiidhka ka dhaxayn kara shakhsiyadda Muuse Biixi iyo hogaaminta. Marka aynu u...

Madaxweynaha Somaliland oo isugu Yeedhay Hawl-wadeenada Xukuumaddiisa

Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo, wuxuu maanta (03.12.2015) shir aan-caadi-ahayn la qaatay Wasiirrada, Wasiiru-Dawlayaasha, Wasiir ku xigeenada iyo Agaasimeyaasha Guud ee...

SOOMAALIYA: Heshiiskii Gaalkacayo oo Fashilmay iyo Dagaal Culus oo Dib u Bilaabmay

Gaalkacayo(SLpost)- Waxa shalay uun magaalada Gaalkacayo heshiis ku kala sexeexday madaxda dawlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug islamarkaana warbaahinta ka sheegay in ay xal ka...

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Guddi Baadhitaan ku Samaynaysa Sicir Bararka Dalka ka Jira

Hargaysa(SLpost)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta magacaabay gudi ka sootala bixinaysa sixir bararka ka taagan dalka sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay...

Guddoomiyaha Awdal Oo Sheegay In CEELSHEEKH Ka Tirsantahay Gobolka Awdal

Borama(SLpost)-Guddoomiyaha gobolka Awdal Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in xeebta Ceelsheekh ka tirsan tahay degmada Lughaya ee Gobolka Awdal wakhti uu kormeer ku marayay xeebaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img