Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo La Dhameeyay iyo Musuuliyiinta Xisbigaas Oo Maanta Wadajir U Shaqeeyay

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharax Jamaal ayaa saaka si rasmi ah xafiiska guud ee xisbiga Ucid uga soo xaadiray iyaga oo bilaabay hawlmaalmeedkii...

Wasiirada Madaxtooyada iyo Arimaha Gudaha Oo Wada Hadalka Hogaamiyaha Khaatumo Caynaba U Tagay

Caynaba(SLpost)-Wasiirada madaxtooyada,arimaha gudaha iyo dib u dajinta ayaa magaalada Caynaba u tagay sidii ay wadahadalo toos ay ula yeelan lahaayeen hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali...

Doorashada dalka Afrikada Dhexe oo la amaanay

Hargeysa(SLpost)-Doorashadii ka dhacday dalka Afrikada Dhexe ayaa lagu soo waramayaa inay si habsami leh ku dhamaatay Balse waxaa jira goobo codbixin oo farsamo xumo laga...

Itoobiya, Masar Iyo Suudaan Oo Ku Heshiiyay Dhammaystirka Daraasada Biyo Xidheenka Itoobiya 

Hargeysa(SLpost)-Kulankii ka socday Khartuum ee u dhaxeeyey Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan ayaa laga soo saaray heshiis horleh oo la...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir)

"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala...

Dawladda Somaliya Oo Maanta Ka Shiraysa Go’aanka Ay Somaliland Ka Soo Saartay Arrimaha Socdaalka

Hargeysa(SLpst)-Golaha wasiirada ee dawladda Somaliya ayaa maanta ka shiraya go’aanka ay dawladda Somaliland toddobaadkan ka soo saartay isu socodka Somaliland iyo Somaliya, kaas oo...

15 Astaamood oo aad ku ogaanayso inaad ku nooshahay nolol barwaaqo ah

Waxa dhacda mararka qaar inaad dareento cidhiidhi xaga nolosha ah ood dareento inuu waqtigu kugu xunyahay . Marka lagaa eryo shaqadaad haysay amma aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img