HomeQalinka Aqoonyahanka15 Astaamood oo aad ku ogaanayso inaad ku nooshahay nolol barwaaqo ah

15 Astaamood oo aad ku ogaanayso inaad ku nooshahay nolol barwaaqo ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa dhacda mararka qaar inaad dareento cidhiidhi xaga nolosha ah ood dareento inuu waqtigu kugu xunyahay . Marka lagaa eryo shaqadaad haysay amma aad kala tagteen qofkaad nolosha wadaagayseen oo gurigaagii dumay , amma aad dhacday Imtixaan dabeetana aad dareento niyad jab wayn, quus , wewer, walbahaar iyo fikir iyo isku buuq badan.
Guushu mararka qaar waa: fashilaad aad nolosha ku fashilanto oo aad hadana fashilaad kale u badheedho adoon niyad jabin quusanna.
Si kasta oo aad u niyad jabsantahay Astaamahan 15 ka ah ka eed noloshaada ! Waayo? Noloshaadu Sida aad aaminsantahay oo dhan uuma foolxuma .

Astaamahani waxay ku leeyihiin nolol wanaagsan ayaad ku nooshaye dareen walaal.

1- Waad tijaabisay oo waad baratay.
Ma jiro qof ku odhanaya noloshu waa fudayd Waayo? Noloshu way caqabado badantahay qaarkoodna adagtahay sida aad uuga gudubto , Mararka qaarna kaaga tagi kara dhaawacyo ay kasoo kabashadoodu baryo qaadato.
Bal xasuuso inta caqabadood ee nolosha kaa hor yimid iyo aad uuga soo gudubtay , Waxaad qaarkood ogaanaysaa markaad dib uuga fikirto wixii sababay in aad godadkaa ku dhacdo. Ha u joojin hore usoco kuwanna hore u dhaaf xal rasmiyana ka gaadh caqabaddan ku hortaagan , Nooloow maalin walba adigoo yididiilo qaba , han leh ,Barwaaaqo filanaya , Jecel waxaad jeceshay. Hore u soco ilaahayna (S.W.T) talo saaro.

2- Hurdo raaxo leh iyo niyad wanaag ku seexo .
Warwar badan yaanay kugu hayn inaad noqoto maalqabeen ama taajir isnacay . Ka fikir oo ku mashquul sidaad habeenkii u tagi lahayd furaashkaaga adoo dagan oo faraxsan aduunyana aan ka fikirayn oo madaxu faaruq kuu yahay . Dhibkasta ood soo martay caqabad kasta oo aad ka soo gudubtay , Guul darro wal oo kugu dhacday cuddoon way tagtee illaw ilaahay talo saaro niyad saafiya ku seexo. Ogow nolosha qaladaadka aad gashay iyo kuwa aad ku taagantay ee ku indho adagtahay eenad dareensanayn.

3-Ugaajoo inaad sidan ka fiicnaato ood noloshan tu dhaanta gaadho.

Waa wax wanaagsan inaad yara niyad jabsantahay markaad ku guul darraysatay waxaad rabtay laakiin wali aad raadinayso .
Godkasta ood ku dhacday guul darro kasta ood la kulantay ha quusan haka niyad jabin noloshaada , Xaqiiqo inaad ku noolaato isku diyaar garee .Raadi Farxadda noloshaada , Guusha noloshaada , Jacaylka noloshaada .
Guushu maaha inaad Caqli badantahay waa inaad waqti badan ka fikirto Caqabadaha kulasoo gudboonaada si aad uuga gudubto.

4- Wax waad samayn kartaa , Far waad dhaqaajinkartaa . Tallaabo aad qaadi kartaa jirta .

Haddaad is dhaqaajin karto aad tallabo ku dhaqaaqi karto ood isbedel samaynkarto dhoola caddee ku dhaqaaq isku day inaad ka midho dhalinkarto ood kaga gudbi karto caqabadaha ku hortaagan , Waayo dad badanbaa jira oon far dhaqaajin karin oo aan haysan meel ay ka baxaan si ay iskaga furdaamiyaan caqabadahan lasoo darsay . Dedaal badan samee oo kalsooni badan naftaada marka hore ku qab, isku filnaanshiyo si’aad u gaadho,

5- Aqoontii labadaada gacmood dhexdooda ayay ku jirtaa .

Aqoontu waa Awoodda uugu wayn ee kaa caawinaysa inaad ka gudubto caqabadda ku hortaagan hadda. Waqigaaga ku qaado sidaad daqiiqad kasta u ogaan lahayn wax cusub oonad hore u aqoon oo ku sahabsan qaabka noloshaada . Si’aad u dhisan karto nolol saldhig leh, Una xaqiijiso riyadaada nololeed .

 

Laosoco Qaybta Dambe inshaa allaah .
Turjumiddii :Guuleed Cumar Madar
Guuleed_madar@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories