Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Gudida Diiwaangalinta Xisbiga Waddani
Hargaysa(SLpost) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa manta magacaabay gudida diiwaangelinta xisbiga ee Heerqaran. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu oo uu ku...
11 Sababood Oo Sannadkan Sii Dhammaanaya Ee 2015 Ay Dunidu Ugu Tirin Doonto In Uu Wanaagsanaa (Q. 2 -iyo 3aad)
Washington (Geeska)- Qormadan oo uu Geeska Afrika ka soo xigtay shabakadda Aljazeera waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah wax yaabihii ugu fiicnaa...
Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday Wakhtiga Hargeysi Ay Biyahu Wada Gaadhidoonaan
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka qorshaynta qaranka Cali Salaam Jirde (Cali Shoonbe), ayaa daboolka ka qaaday wakhtiga la filaayo in biyo balaadhinta Hargeysi ay soo gaadho magaalada isla...
Jacmaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo La Dhameeyay
Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay in la dhameeyay khilaafkii ka dhaxtaagnaa isaga iyo gudoomiya Faysal Cali Waraabe Shalay. https://youtu.be/i5dpN_bxFV4
Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magacaabay
Hargeysa(SLpoat)-Xoghayaha cadaalada dhawaan loo magacaabay ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xilka xisbigiisu uu u magacaabay, waxaanu daboolka...
Masjid Ku Yaala Muqdisho Oo Hub Waaweyn Laga Helay
Muqdisho (SLpost)(-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya ay baadhitaan ku sameeyen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gacanta lagu dhigay...
Sheekh Dirir Oo Ka Digay In Loo Dabaaldago Sanadka Cusub
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Dirir ayaa ka digay in sanadka cusub ee miilaadiga loo qabto xususas lagu waynaynaayo, waxaanu ku waaniyay bulshada Soomaalida in laga fiijignaado in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

