GAADH-HAYE: Maanso ku Saabsan Ciidamada Booliska
Maasadan oo ka Hadlaysa Booliska waxa Hal abuuray Abwaan Jaamac Faarax Yuusuf (Jaamac Xaad) Taariikhdu markay ahayd 11/7/2011, waxaanu manta kaga qayb qaadanayaa Xuska Maalinta...
Maamulka Gobolka Saaxil oo Digniin u Diray Dadka Xeebaha ku Nool
Berbera(SLpost)- Maamulka gobolka Saaxil oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Fahmi Cabdi Bidaar iyo Gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa...
Somaliland & Maxamuud Xaashi Cabdi Iskuma Cusba !!
Haddaad ka mid tahay dadka ku xidhan Shabakadaha Wararka ee Internet-ka laga akhristo iyo Baraha bulshadu ku kulanto waxaad in badan la kulmaysaa qoraalo...
Erayada Qaldan ee ku Jira Heesaha Danbe ee ay Tahay in Layska Saxo
Qoraalkan yaree kooban waxayn insha-allahu kusoo qaadanayaa maanta “Erayada qaldan ama aan munaasibka ku ahayn meesha look isticmaalayo eek u jira heesaha danbe ee...
AWDAL: Badhasaabka oo ka Hadlay Duufaano ka Dhacay Xeebaha Galbeed, Digniinna u Diray Dadka Deegaanadaas ku Nool
Hargeysa(SLpost)– Badhasaabka gobolka Awdal ayaa uga digay dadweynaha degan degmooyinka xeebaha galbeed, dabeylo duufaano wata oo maalintii shalay ka dhacay degaanadaas. Badhasaabka oo maanta warbaahinta...
Daruurihii Madoobaa ee Wasaaradda Duulistu Waxay Dul Hoganayaan Daarta Madaxtooyada
Sida uu yahay dabciga ama sunaha siyaasadeed, qof kasta oo loo igmado inuu u adeego bulshada wuxuu noqdaa laba mid uun taas oo ah...
Musharixiinta Xisbiga Kulmiye oo Lagu Wargeliyay in ay Xarunta Iska Xaadiriyaan Si Loogu Sheego Shuruudaha Tartanka
Hargeysa(SLpost):-xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa wargelin u diray guud ahaanba musharaxiinta doonaya inay ka/ku tartamaan shirka golaha dhexe ee xisbigaasi. Warsaxaafadeedkan laga soo saaray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

