KENYA: “Ciidamada Kenya Danahayaga ayey u Joogaan Soomaaliya, Waxay naga Difaacaan Alshabaab”
Nairobi(SLpost)-Dawladda Kenya ayaa markii ugu horeysay si cad uga hortimid qaraarkii Xildhibaannada Soomaaliya ka soo saareen xad gudub ay sheegeen inay ciidamada dalka Kenaya...
Wasiirka Maaliyadda oo Kullan la Yeelatay Ganacsato Turki ah
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa kullan la yeelaaty wafti ganacsato oo ah ka socday dalka turkiga oo sheegay in...
Burco: Dawladda Hoose oo 16 Guri u Dhistay Saraakiisha Booliska ee Gobolka
Burco(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, Taliye-xigeenka booliska Somaliland Fooxle iyo wafti ay hogaaminayaan ayaa maanta xadhiga ka jaray 16 guri oo golaha deegaanka...
Uganda oo ka Warwarsan Weeraro Alshabaab ku soo Qaado
Kampala(SLpost)-Laamaha amaanka dalka Uganda ayaa ka cabsi qaba ,weeraro uga yimaada ururka Al shabaab ee ka dagaalama dalka Somaliya, iyagoo sare u qaaday dhaqdhaqaayada...
DEG-DEG: Maleeshiyadii Nabad-diidka ahaa ee Suldaan Wabar oo Isku Dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland
Boorama(SLpost)- Suldaan Wabar ayaa lasheegay in uu ka dhoofay dalka kadib markii xukuumadda Somaliland ay u ogolaatay inuu sinabada uu dalka uga dhoofo. Waxa...
“Xeerarka Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Haddii aan la Fullin Wax Badan baa innaga Qaloocsamaya” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka C/qaadir Iimaan Warame, ayaa ugu baaqay axsaabta inay ilaaliyaan xeerarka u yaala doorashooyinka ee ay dejiyeen baarlamaanku. C/qaadir Iimaan ayaa sidan...
Guddoomiye Cirro oo Jawaabo Gaagaaban ka Bixiyey Su’aallo Laga Waydiiyey Xisbiga WADDANI
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xaalada xisbigiisa iyo warar maalmihii u dambeeyay xisbiga WADDANI ka soo baxayay oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

