Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax-dhigay Cusbitaal Laga Hirgalinayo Deegaanka Toon
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa saaka deegaanka toon ee Magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay Cisbitaal iyo xarrun caafimaadka lagu dhigan doono...
Sidee looga Soo Qaybgallay Aaska Qaran ee AHN Wariye Cawke Loogu Sameeyay Magaalo Xuduudeedka Wajaale?
Hargeysa(SLpost) - Alle ha u naxariistee wariyihii ruug caddaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke, ayaa aas qaran loogu sameeyay duleedka magaalada Wajaale ee dhinaca...
Dallada Naafada Qaranka oo Muwaadiniinta Naafada ah ugu Baaqday in ay Ka Qaybgalaan Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Somaliland
Hargeysa(SLpost):-Dallada naafada qaranka somaliland ee SNDF ayaa ugu baaqday guud ahaan dadka naafada ah ee reer somaliland inay ka qayb galaan diwaan gelinta codbixiyayaasha ...
”AHN Axmed Xasan Cawke isku Fasal baannu ahayn, Dhammaan Soomaalida oo dhan baanan ka Tacsiyadaynayaa” Muuse Biixi
Hargaysa(SLpost) -Guddoomiyaha xisbiga talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland haya ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska,...
“Waxa aan Ku Dhaaranaynaa In aannu Weerari Doonno Ameerika Xarunteeda Washington” DAACISH
SLpost-Kooxda Daacish ayaa ku hanjabtay inay weeraro ku qaadi doonto wadamada ka qeyb qaadanaya duqeymaha Suuriya, waxaana ay cadeeyeen in weerarkii Paris midka ku...
Muwaadin u Tartami Doona Jagada Musharaxa Madaxweyne-xigeen ee Xisbiga WADDANI oo Dalka Lagu soo Dhaweeyay
Hargeysa(SLpost) - Dr.Maxamed Cali oo ah masuul u tartami doona musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa manta ka soo...
Ciyaar ka Dhacaysay Belgium oo Loo Baajiyay Cabsi Laga Qabo Daacish
Brussels(SLpost)- Ciyaar saaxiibtinimo ah oo kubadda cagta ah oo ay wada ciyaari lahaayeen wadamada Spain iyo Belgium oo lagu qaban lahaa magaalada Brussels Ayaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

