SAAXIL: Qalab Caafimaad oo Qurbejoog Reer Somaliland ahi Soo Gaadhsiiyeen Maamulka Caafimaadka Gobolka
Berbera(SLpost)– Maareeye Xigeenka dekeda Berbera ayaa konteenar qalab caafimaad oo soo direen Jaaliyadda Somaliland ee dalka Sweden, ku wareejiyey maamulka caafimaadka ee gobolka Saaxil. Hay'ad...
Guddoomiye Cirro oo Shacabweynaha Somaliland Gaar ahaan Bahda Saxaafadda Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Wariye Cawke
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi(Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya magaciisa,Ka golaha wakiilada, hoggaanka xisbiga...
Daawo Warbixin uu AHN Marxuum Wariye Cawke Afar Sanno Ka hor ka Diyaariyey magaalada uu Maanta ku Geeriyooday
Jigjiga(SLpost)- Alla ha u naxariistee waxa ku dhawaad saaka waabarigii magaalada Jigjiga ee xarrunta Deegaanka ismaamulka Soomaalida Marxuum Suxufi Axmed Xasan Suufi Cilmi (Cawke)...
“Marxuum Axmed Xasan Cawke Waxa uu Ka Baxay Ummadda Soomaaliyeed oo Dhan” Madaxweynaha Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay geeridii wariye Axmed Xasan Cawke oo magaalada Jigjiga ee dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya ku geeriyooday saaka, isagoo ku tilmaamay...
IBRAAHIM DHEERE GEESI LA HILMAAMAY!
Dadkan iyo dalkan ummad dhan baa usoo rogmatay oo mood iyo noolbana dabka usoo saartay sidda hadraawi ku doodo waxay ahayd in halganka la...
Halkee Ayuu Ku Danbeeyey Mashruucii Biyaha Xunboweyne?
Maanta waxaynu isku dayeynaa inaanu ka hadalno mashruucii biyaha ee caasimada soomaaliland ee laga keenaayey xunboweyne . Hadaba xunboweyne waxay 45-km waqooyi bari kaga beegan...
Madaxweyne Siilaanyo oo Bulshada Somaliland Gaar ahaan Saxaafadda ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cawke
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbi weynaha Somaliland, Waxgaradka, waayeelka, Boqorada, Ugaasyada, Salaadiinta, Cuqaasha, Qoyskii,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

