Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qormada 7aad
“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...
Riyaddii Rumawday! Qaybtii Shanaad
-Ninkii Axmed ee ay saaxibka dhaw ahaayeen Ismaaciil,waxa uu galay mashquul maskaxeed,waxaana uu go’aansadday inuu Saaxiibkii Ismaaciil uu uga gar-gaaro dhamaan Baahiyaha Maanta la...
MASUUL, HA BALLAN-QAADIN WAX AANAD FULINAYN!
Tobankii sanno ee ugu danbeyey Somaliland waxa caado noqotey munaasibadaha iyo goobaha bulshadu ku kulanto, xafladaha, daah-furrada goobaha cusub, munaasibadaha qalin-jebinta ardayda. Waxa hab-dhaqan...
Bixinta Kaadhadhka Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Maanta la Bilaabay Iyo Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Xulashada Liiska Ergada ka qayb-galays
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiye xigeenka koowaad ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in saaka ay bilaabmatay diwaangalinta golaha dhexe ee Kulmiye, si ay uga...
Saynisyahanno si Kedis ah ku Helay Dawo Lagaga Hortagi Karo Kansarka
Waxa jira dawooyin badan oo si kedis ah lagu ogaado faa’iidadooda, tusaale ahaan dhawaan saynisyahanno Danish ah, ayaa si kedis ah u ogaaday in...
Qoraa Boobe Oo Hargeysa Ku soo Bandhigay Buugga Dhaxalreeb Labaad
Hargeysa(SLpost)-Dhaxalreeb Labaad oo ah qaybta labaad ee buugga caanka ah ee Dhaxalreeb horaad oo uu qoray Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe”, buuggaas oo ay...
Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Ku dhawaaqay in uu Musharax Madaxweyne-xigeen Yahay
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu yahay murashax u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

