HAAKAH DHAHA, OO QOF KASTOOWBA HOOS U DHUGO WIXII KULA GUDBOON QALINKII
Sidaynu ognahay biyuhu waxay kaalinta koowaad kaga jiraan nolosha aadamaha iyo jiritaankiisa. Qof walbana wuxuu u baahan yahay inuu helo biyo nadiifa, taasoo waajib...
CARUURTEENU MA AGOON ABAHOOD NOOL YAHAYBAA? Q 2
Caruurnimadu waa marxalad nololeed la soo wada maro(caruur oo dhan)oo dabiici ah oo Alleh (swt) ugu talagalay noolaha adamigu inuu soo wada maro, waa...
Golaha wakiillada Oo Maxakamadda Dastuuriga Ah Dacwad U Gudbinaya
Hargeysa(SLpost)-- Golaha wakiillada Somaliland oo ka fal celinaya qaraar shalay uga yimid Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay dacwad u gudbinayaan Maxakamadda sare ee...
Shiinaha oo xusaya guushiisii dagaalkii Labaad
China(SLpost)-Millitariga Shiinaha ayaa samaynaya dhoole tus heer sare ah oo aad u baaxad wayn.Waxay xusayaan guushii ay ka guulaysteen Japan dagaalkii labaad ee adduunka. Ilaa...
Toddoba Arrimood Oo La Xidhiidha Taariikhda Faraacinadii Masar Iyo Ahraamtii Ay Dhisan Jireen
Hargeysa(SLpost)- Xadaaradaha tirada badan ee dunidu inta la og yahay soo martay waa xadaaraddii Faraacinidii hore oo saldhiggeedu ahaa dalka Masar. Xadaaraddan oo dunida...
Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiilada Ku Celiyay Go’aankii Ay Ku Laaleen Kiraynta Haamaha Shidaalka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto uu maanta soo saaray golaha wakiilada Somaliland dib ugu celiyay go'aan ay dhawaan ku laaleen in haamaha...
Mishiinka Riigii Tuulada Qoridheere Oo Dablay Si Badheedh Ah U Gubtay
Hargeysa(SLpost)-Ciidamada Boolsika ayaa baadhitaan ka wada deegaanka Qordheere si ay u soo helaan dablaydii gubtay riigii deegaankaas waraabin jiray iyada oo lagu jiro xili...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

