Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Bal tusaale ahaan ka soo qaad

  Labadeenna ayaa la inagu casuumay xaflad aroos oo ka dhici doonta mid ka mid ah hudheellada ugu waawayn magaaladii aynu deggenayn. Waynagan u diyaar...

SOO QALIN JABISEE MAXAAD QABAN !!?

Waa  ayaan ayaamaha ka mid ah waana  maaalin lawada faraxsanyahay Haa dadku waxay wada xidhanyihiin dhar quruxbadan maasha allah maxaa yeelay waa qalin  jabintii...

Ururka Al-shabaab Oo Afar Qof Dil Ku Fuliyay

  Bu’aale(SLpost)-Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus...

“Xeerkii Naloo Ansixiyay Waxa Uu Noqday Xeer Aan Awoodo Badan Lahayn.”Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga

Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha Hay’adda Maamul Wanaaga iyo La dagaalanka  Musuq-maasuqa Somaliland Axmed Muxumed Madar ayaa shaaca ka qaaday   in guud ahaanba maamulka ha’yadaha  dawliga ah ee...

Lacag xawaaladdii Qaran u taalay Maxkamadda Gobolka hargeysa oo la Lunsaday iyo qof u xidhan

  Hargeysa(SLpost) Xawaaladdii Qaran ee albaabada loo laabay ayaa sahayatay qaar ka mid ah garsorayaashii Maxkamadda Gobolka Hargeysa ee dhawaan la eryey, kadib markii guddida...

Talooyin Fudud Oo Kaa Caawinaya In Aad Dheerayso Cimriga Baytariga Talefankaaga Casriga Ah

  London (SLpost)- Mushkiladda ugu weyn ee ay si midaysan uga cawdaan inta badan ee dadka isticmaala talefannada casriga ahi waa dabka baytariga iyo in...

Komishanka Doorashooyinka oo Maxkamadda sare u gudbiyey jawaab Celin iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka sugaya warqadii uu ku muddayn lahaa Doorashooyinka

Hargeysa(SLpost) Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka sugaya warqadii ay ku soo cayimi lahaayeen wakhtiga Doorashooyinka Madaxtinimada iyo Wakiiladda ee ay dhawaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img