HomeUrurka Al-shabaab Oo Afar Qof Dil Ku Fuliyay

Ururka Al-shabaab Oo Afar Qof Dil Ku Fuliyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Bu’aale(SLpost)-Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus ahaayeen, kuwana ka shaqeynayeen arrimo kale.

Dadka la toogtay waxaa ku jiray nin oday ahaa oo 63 -jir ah oo lagu magacaabayay Faarax Cabdulle Cali, kaasoo lagu eedeeyay inuu u basaasayay dowladda Soomaaliya. Sidoo kale ruux labaad ayaa lagu magacaabi jiray Cabdinuur Maxamed Cabdi oo 20-sano jir ahaa, waxaa lagu eedeeyay inuu ciidamo u qorayay dowladda Soomaaliya.

Ciise Xuseen Axmed oo 50 sano jir ah waxaa lagu eedeeyay inuu Dowladda u qaabilsanaa inuu iska horkeeno Shabaab iyo shacabka deegaanka Kamsuuma ku sugan. Qofka afaraad oo lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Cali oo 20 jir ah waxaa lagu soo eedeeyay inuu basaas u ahaa Dowladda Somaliya.

Qaadiga riday xukunkan ayaa fagaaraha ka sheegay in dhamaan raggan ay qirteen dambiyada, sidaas darteedna Maxkamaddu dil ku xukuntay, dilkiina lagu fuliyay.

Al-Shabaab ayaa deegaanada ay ka taliyaan ka fuliyay dilal noocaan oo kale ah oo ah ragg iyo dumar lagu eedeeyo inay u basaasaan sirdoonada dowladda, AMISOM, reer galbeedka iyo dalalka deriska.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories