Ruushka oo beeniyay oo hub siinayo Suuriya
Syria(SLpost)-Afhayeen u hadlay Ruushka ayaa waxa uu beeniyay wararka sheegaya in Ruushka uu kordhiyay taageerada militari ee uu siiyo maamulka Suuriya, lakiin waxa uu...
Britain iyo France Oo Muhaarijiinta U Oggolaaday Dalalkooda
EU(SLpost)-Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in dalkiisu uu qaabili doono 24,000 kun qaxooti ah labada sano ee soo socda halka ra’iisul wasaaraha dalka...
“Odayaasha tilifishanada tagaaya ayaanu khadyaan ka joognaa,Tv-gu dawlad maaha oo nalagama ashkateeyo..” Ramaax
Boorama(SLpost)-Badhasaabka gobalka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa sheegay inay aad uga cabnayaan qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan salaadiinta iyo...
“Jamhuuriyadda Somaliland waxba kama Khuseeyaan Heshiisyada Dawladda Soomaaliya la gasho cidda ay danaynayso”
WAR-SAXAAFADEED September 7, 2015 Wararka sheegaya in heshiiska ay Soomaaliya la gashay Shirkadda SPECTRUM ASA uu yahay mid Somaliland soo galinaya sahamintaasi waa mid aan sal...
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giire
Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc aan ka dheegay maansada Dhayalsi, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale - cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii:...
“War Iskuma Hayaan Dhalinyaradda Somaliland Iyo Boobka Dalka Ka Socdaa” Musharax Jamaal
Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda uga digay kacdoon dhalinyaro, isaga oo ku eedeeyay musuq iyo boobka hantida umadda oo aan la kala qarsanayan. Waxa...
Halkan Ka Akhri Warqadii Guddoomiye Cirro U Diray Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa madaxweyne Axmed Siilaanyo u gudbiyay warqad ka hadlaysa in aanu awood u lahayn inuu soo celyo go'aanada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

