Xasuuqa Tacliinta
Xasuuq ka weyni ma jiro dhallinyarada u soo kacaysa dalka oo aan loo samayn siyaasad waxbarasho, imtixaanaadka shahadiga ah ee laga qaado ardayada qaranaka...
Qalinka Aqoonyahanka
Istaraatajiyadda Ismiidaynta
Tabbeelayaasha cusbitaallada horta ma aragtay? Tusaale dhakhtar ku shuqul leh Jadeecadu maxay ayuu boodhka ku qoranayaa? "Digtoor hebel; la-dagaalanka Jadeecada" mise "Digtoor hebel; dawaynta...
Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xukuumada Ku Taageeray Wareejinta Haamaha Shidaalka
Hargeysa(SLpost)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (Xaaji Cabdiwaraabe), ayaa taageero u muujiyay in haamaha shidaalka ay xukuumadu ku wareejiso ganacsatada Somaliland. Waxa uu Xaaji Cabdi Waraabe sheegay in...
Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Sawirada Weerarkii Janaale Ee Ciidamada AMISOM Ay Ku Laysay
Muqdisho(SLpost)-Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay Maanta SAWIRRO Muujinaya Weerarkii ay 01-dii bishan September ku Qaadday Saldhig Ciidanka AMISOM ku leeyihiin deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellada...
Tartankii Is Reebraabka Ciyaaraha Gobalada Somaliland Oo Maalmo Dib Loo Dhigay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi ayaa ku dhawaaqay in tartankii is reerbreebka gobalada dalku uu mudo toban maalmood ah u baaqday badhasaabada...
Daraasad Cusub oo Sheegaysa In Gabawga Qofka Dhiigiisa Laga Ogaan Doono
UK(SLpost)-Saynisyahanno ku sugan magaalada London, ayaa soo saaray tijaabo cusub oo dhiigga la baadhayo, taasoo go'aan ka gaadhi karta in qofku da'diisu degdegayso iyo...
Khilaafkii Shirgudoonka Golaha Wakiilada Oo Dib U Istaadhmay iyo Eedaymaha Ay Isku Jeediyeen Labada Dhinac
Hargeysa(SLpost)-Waxa dib u qarxay khilaafkii ka dhextaagnaan jiray shirgudaanka golaha wakiilada Somaliland, labada gudoomiye ku xigeen ayaa gudoomiyaha ku eedeeyay inuu sharciga baal maray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

