Home"War Iskuma Hayaan Dhalinyaradda Somaliland Iyo Boobka Dalka Ka Socdaa" Musharax Jamaal

“War Iskuma Hayaan Dhalinyaradda Somaliland Iyo Boobka Dalka Ka Socdaa” Musharax Jamaal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda uga digay kacdoon dhalinyaro, isaga oo ku eedeeyay musuq iyo boobka hantida umadda oo aan la kala qarsanayan.

Waxa uu sidan ku sheegay Jamaal Cali Xuseen qoraal kooban oo uu soo galiyay bogiisa Facbook,waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “War Iskuma Hayaan dhalinyaradda Somaliland dareen kooda dhabta ah iyo odoyaasha Saleebaan hogaaminayo ee doonayo in ay mar kale dulmi Ugu hiiliyaan xukuumadda ku meel gaadhka ah ee Siilaanyo Oo doonaysa inay si badheedh ah u iibiyaan Dhamaan hantidii qarankani lahaa Oo imika la maraayo Haamihii keydka shidaalka ( national security). Xukuumaddan wakhtigeeddii dhaafay Walee war uma hayso cadhadda iyo dareenka dhabta ah ee dhalinyaradda Somaliland ee bilaa shaqada iyo bilaa rajadda ah ee ay hantidoodii ku takri falayso habeen iyo maalin si badheedh ah ay Inta Xukuumadda ugu sareeysaa ugu hor boobayso. Walee war la Iskuma hayo Oo wax badso wax beel bay dhashaaye; Waar yaa tollow u nasteexeeya Oo ku yidhaahda ” Waar dalka sidan ka daaya kolay if iyo aakhiraba waa seegteene” Markan kacdoon Dhalinyaro ayeey xukuumaddani Halis u tahaye bal Weynu eegi halkuu kibirkaasi la maro.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories