WAR-SAXAAFADEED
September 7, 2015
Wararkasheegaya inheshiiska aySoomaaliya lagashayShirkadda SPECTRUM ASAuuyahay mid Somalilandsoogalinayasahamintaasiwaa midaansaliyoraadtoonalahayn.Meelnakagamajirtoheshiiskaas insahaminshidaallagasameeyomeelo ka mid ahxuduuddadhuleediyotabadeedee Somaliland.
Jamhuuriyadda Somalilandwaxayku timidcodkashacabkeedaoo 97%ugucodeeyaydastuurka Somalilandiyomadaxbannaanidadalkeeda.Xukuumadda Somalilandiyadaayaakufilan,awoodaan latarraxinna uleh,bixintaliisannada laxidhiidhashidaalkaiyomacaadiinta badiyoberribaintaxuduudaheedukusimanyihiin.
Heshiisyada aydawladdaMuqdisho lagashoshirkadahaajaanibkaahi ma aha wax uyaallaJamhuuriyadda Somaliland,manajirto cidawood ulehinayliisanla’aankusoogashoxuduuddadhuleediyotabadeedee Somaliland.Waxa se waxlalayaabo ah inqaar ka mid ahsaxaafaddamaxalligaahimarka ayarkaan warkhuseeyaSoomaaliya ayiskajeclaystaaninaykuladhaanmeeshaugu dhowee ayiskushaqonoqonayaanamawasaaradda ayiskumagacayihiin.
Ugudambayntii,Jamhuuriyadda Somalilandwaxaysifeejignaanlehuga warhaysaaxuduuddadhuleediyotabadeedeedalkeeda,taasooilaalinteedutahaywaajibqaranooaanmarnabalagaleexankarin.
Allaa mahad leh.
Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland.
Afhayeenka Wasaaradda Tamarta iyo Macadanta Jsl
Maxamuud Askar

