Khasaaraha ka dhashay iyo Tirada Dadka ku barakacay Daadad ku dhuftay Dalka Japaneelay
Japan (SLpost)- Daadad xoog leh oo ku dhuftay Japan ayaa ku qasbay in ka badan 90-kun oo qof inay ka baxaan guryahoodi. Sawirro la...
Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahin Buubaa Oo Ka Xogwaramay Kulan Ay La Qaateen Masuuliyiintooda Awdal
Borama(SLpost)-Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Ibraahin Mahadi Buubaa, ayaa ka xogwaramay kulan ay la qaateen masuuliyiinta heer degmo iyo gobal ee xisbiga Waddani...
Cali-Gurey Oo Sheegay Inuu Taageersanyahay In Cirro Kursiga Ku Fadhiyo, Balse Jeclaan Lahaa In Saleban Cali Kore Golaha Qabsado Oo Aan Baashe Cirro Lagu...
Hargeysa (SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ka hadlay muranka iyo khilaafka soo kala dhex...
Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Wareejinta Haamaha Shidaalka
Berbera (SLpost)- Maareeyaha Dekedda magaalada Berbera Eng Cali Cumar (Xoor-xoor), ayaa markii u horeysay ka hadlay qorshe xukuumaddu ku damacsan tahay sidii Haamaha Keydka...
Madaxweyne Siilaanyo oo muddeeyey wakhtiga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa muddeeyey xilliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada dalka, taas oo uu ku...
‘Boqolkiiba 40 Shacabka Jabuuti waxay Dhasheen muddadii uu Talada hayey Ismaaciil Cumar Geelle: Warbixin Daah-furta hoggaamiyeyaasha kali-taliska ah ee Afrika
Nairobi (SLpost)- Qaaradda Africa oo lagu tilmaamo dhul-weynaha ugu da’da yar qaaradaha adduunka xagga kheyraadka iyo Dhaqaalaha, ayaa kaalinta kowaad ka gashay liiska hoggaamiyeyaasha...
Gudoomiye Cirro Oo Reer Boorama U Faahfaahiyay Waxa Uu Ka Aaminsanyahay Saamiqaybsiga Wakiilada ee Reer Awdal Ay Ka Cawdeen
Boorma(SLpost)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiramxaan Cirro ayaa reer Boorama u faahfaahiyay sida uu ka saaminsan yahay saamiqaybsiga xildhibaanada golaha wakiilada. Waxa uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

