Uma qalanto mana qabato!
Waa goor salaaddii maqrib waqti aad u yari ka hadhsan yahay. Annaga oo dhawr ah, waxa aannu hor fadhinaa bakhaarka Cabdi Cali. Anigu dhanka...
NAIROBI: Xaafadda Islii oo Laga Xusay Sanadguuradii 2aad ee Weerarkii Westgate
Nairobi(SLpost) — Xaafada Eastleigh oo ka tirsan degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi, ayaa shalay waxaa lagu qabtay munaasabad ay ka qeyb galeen masuuliyiinta...
Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay Arrinta Haamaha Shidaalka.
Hargeysa(SLpost)- Nuxurka shir jaraa’id oo ka soo baxay kulan ay xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Kulmiye maanta isugu yimaadeen xarunta madaxtooyada JSL ayaa lagu sheegay...
Muuse Biixi oo Ka Hadlay Muranka Haamaha Shidaalka, Gacanqaadkii Golaha Wakiilada iyo Arimo Kale
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay gacanqaadkii golaha wakiilada,muranka ka taagan haamaha shidaalka, dhawaaqii...
Gu’yaashii barakaysnaa
Waanigan oo fadhiya, barxadda gurigayga fiillada ah, ee aan dhistay sannadkii 2042kii. Kuna yaalla dhulka soomaalida. Shaah caddaysan oo inantayda ugu yari (oo hooyadeed...
Somaliland oo u jawaabtay Somalia.
Hargeysa(Slpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay madaxwaynaha Soomaliya, kaasi oo sheegay inay Somaliland qayb ka tahay shirka wadatashiga...
Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye oo la mudeeyay.
Hargeysa(Slpost)-Waxa baryahanba bulshadu falanqaynaysay xisbiga Kulmiye iyo goorta uu qabsan doono Shirkiisa golaha dhexe, waxa sidoo kale bulshadu hadal haysay qofka uu noqon doono...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

