HomeSomaliland oo u jawaabtay Somalia.

Somaliland oo u jawaabtay Somalia.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(Slpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo yeedhay madaxwaynaha Soomaliya, kaasi oo sheegay inay Somaliland qayb ka tahay shirka wadatashiga Fedaraalka ee ka socday magaalada Muqdisho.

Nuxurka shir jaraa’id oo ka soo baxay kulan ay xukuumadda Somaliland iyo xisbiga Kulmiye maanta isugu yimaadeen xarunta madaxtooyada JSL ayaa lagu sheegay in weedhaasi ahayd gardaro badheedha oo ay sii kala fogaynayso shacbiga Somaliland iyo Somalia. Waxa kale oo lagu sheegay in aannay Somaliland magan uga ahayn qaranimeeda dalka ay dariska yihiin ee Somalia.

“Inteenii maqashay maalmahan madaxwaynaha soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud waxa uu ka yidhi muqdisho —Shirkan fadaraalka ah mabda’iyan Somaliland way ku jirtaa, waxaan eegaynaa farsamooyinkii ay uga qayb gali lahaayeen–.  Ninbaa laga hayaa arin uu ka yaabay:ninka yidhi waxbaan gani aniga gol iyo cayn jooga ee yidhi badii garcad yaan gudub u waydaarin  godka lagu cadaabyoow, muxuu go’uhu been sheegay.  Weedhaasi waa mid gaf iyo meel ka dhac ku ah qaranimada somaliland, waa gardaro badheedha, waa mid sii kala fogaynasa shacbi Somaliland iyo Somalia.    Somaliland magan ugama aha qaranimadeeda, Illaahay mooyaane cid kale , dantu waxay ku jirta xasanoow  in aynu noqono laba qaran oo daris ah oo is ixtiraama” ayaa lagu yidhi shirkaa jaraa’id

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories