Badhasaabka Saaxil Oo Jawaab Ka Bixiyay Dayacaad Uu Urur Xuquuqal Insaan Ku Sheegay Qaxoontiga Yemen
Berbera(SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay urur xuquuqal insaan oo sheegay in qaxoontiga ka soo qaxay dalka...
Wasiirka Diinta Oo La Kulmay Culimo Ka Socotay Jaamacadda Al-azhar
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa qaabilay wefti culumo ah oo ka socday jaamacada Al-Azhar ee...
Jamaal Cali Xuseen oo Heshiiskii Xisbiyada iyo Xukuumadda ku mesaalay Sheeko Dhexmartay JUXA iyo Qoys uu Digsi ka ammaanaystay
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Heshiiskii xilliga doorashada lagu muddeeyey ee dhowaan dhexmaray Xisbiyada iyo xukuumadda ku masaalay Sheeko...
DAAWO: Waxgarad Kasoo Jeeda Widhwidh Oo Ka Warramay Xaaladda Deegaanka
Buuhoodle, (SLpost)- Odayaal iyo waxgarad kazoo jeeda deegaanka Widhwidh ayaa ka warramay xaaladda guud ee degaanka, waxaanay baaqyo u direen bulshada deegaankaas. HALKAN KA DAAWO: https://youtu.be/B1xTC9VYS3g
Kulan Hawleed Lagu Lafo-gurayo Horumarinta Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Loo Qabtay Waaxyaha Dawladda
Hargeysa, (SLpost)- Kulan hawleed kulmiyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa lafo-guray shaqada iyo shaqaalaha Somaliland oo saddexdii biloodba hal mar la iskugu yimaado...
“Hankaygu Wuxuu Gaadhsiisan Yahay Inaan Isu Soo Taago Madaxweyne” Wasiirka Duulista
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inuu hankiisa gaadhsiisan yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE. Maxamuud Xaashi oo maanta...
Axkaamta Soonka – Qaybta 4aad
Faa’idooyinka timirta Timirtu waa geed loo bogay guud ahaan manaafacaadkiisa, gaar ahaanna macaankiisa. Waxa lagu ammaanay Diinta Islaamka marar badan, yadoo sidoo kale uu Rasuulku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

