HomeBadhasaabka Saaxil Oo Jawaab Ka Bixiyay Dayacaad Uu Urur Xuquuqal Insaan Ku...

Badhasaabka Saaxil Oo Jawaab Ka Bixiyay Dayacaad Uu Urur Xuquuqal Insaan Ku Sheegay Qaxoontiga Yemen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera(SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa  jawaab ka bixiyay hadal  ka soo yeedhay  urur xuquuqal insaan oo sheegay in qaxoontiga ka soo qaxay dalka Yemen in ay ku dayacan yihiin Somaliland.Fahmi

Guddoomiye Fahmi ayaa intaa raaciyay in qaxoontiga ka soo qaxay Yemen noloshoodu  wanaagsan tahay isla markaana aanay waxba ka jirin dhibaatada nololeed ee ururkaasi uu sheegay in ay la soo daristay dadka Yemen ka soo qaxay.

Xarunta Xuquuqal Iisaanka ee fadhigeedu yahay Hargeysa ayaa warsaxaafadeed ay Sabtidii soo saartay oo  ku beegnayd maalinta qaxoontiga dunida ku tidhi “Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay aad uga walaacsan tahay xaaladda naxdinta leh ee ay ku nool yihiin Yamaniyiinta degan Berbera iyo Hargeysa. Xaruntu waxay aragtay qaxoonti Yamaniyiin ah ay ku haysato duruuf aad u adagi magaalada Hargeysa.  Yamaniyiinta ay booqatay Xaruntu waxay ku nool yihiin qolal aad u yar yar oo ay kiraysteen. Qol walba waxa ku wada jira sadex illaa afar qoys. Ma haystaan adeeg caafimaad, cunto iyo wax barasho toona. Badankoodu waa dad faqiir ah oo aan awood u lahayn inay iska bixiyaan kiro, cunto iyo biyo.” 

Hadaba badhasaabka gobolka Saaxil, oo walaaca HRC ka jawaabaya ayaa arrintaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay “Runtii qaxoontigii caadi buu u socdaa, labadii xarumood sidii caadiga ahayd baa loogu dejiyaa, xarun saddexaadna waanu diyaarinaynaa. Runtii dad baa jira qaxoontiga Somaliland ka hadlayay xalay, waxaan leeyahay waa qof aan waxba ogayn ama si kale wax u arkay ka shanqadhiyo qaxoontiga d waa lagu xumeeyay Berbera iyo Hargeysa. Marka Markabka laga soo dejiyo biyo ayaa la siiyaa, baabuur baa lagaga soo qaadaa xarada ayaa la keenaa, xerada waxaa loogu sii diyaariyay Caafimaadkii,cuntadoodii oo saddexda wakhti ah, biyihii.”

Source: DAWAN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories