HomeDugsiyada Gaarrisa Oo Dib Loo Furay Iyo Macalimiinta Aan Soomaalida Ahayn Oo...

Dugsiyada Gaarrisa Oo Dib Loo Furay Iyo Macalimiinta Aan Soomaalida Ahayn Oo Aan Kasoo Xaadirin

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Kulan ka qabsoomay magaalada Gaarrisa ee dalka Kenya ayaa la isugu keenay boqolaal arday oo soomaali ah oo sannadihii la soo dhaafay ka qalin-jabiyay dugsiyada sare ee dalkaas, kuwaasoo la isugu yeedhay si ay macalimiin uga noqdaan dugsiyada magaalada Gaarrisa, iyadoo laga cabsi qab inay soo shaqo tagi waayaan macalimiinta aan soomaalida ahayn ee halkaas wax ka dhigi jiray.gttc

Maamulaha dugsiga sare Gaarrisa Cabdi Mawliid Cabdi

“Ardayda aanu meesha isugu keenay waa ardaydii hore ee sannadihii hore ka qalin-jabiyay dugsiyada, sababta aanu isugu keenayna waxa weeye nabad-gelyo la’aanta hadda ka jirta gobolka, waxa dhacday in macalimiintii aan soomaalida ahayn ay aad u baqday, taasoo aannu ka cabsi qabno inaanay soo noqonin, markaa ardaydan waxaanu ugu talo-galnay inay macalimiin noqdaan oo aanu u diyaarino hawshaas.”

Sidoo kale ardaydan la isugu yeedhay ee boqolaalka gaadhay ayaa ka batay tiradii markii ay filayeen macalimiinta kulanka qabatay, taasoo ay keentay shaqo baahsan oo ka jirta dalkaas.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories