Boko Xaraam Oo 29 Qof Ku Dishay Nayjeeriya
Borno, (SLpost)- Magaalada Maiduguri ee waqooyiga dalka Nigeria ayaa qarax lala beegsaday masaajid halkaas ku yaalla waxa ku dhintay 29 qof. Taliyaha booliska gobolka Borno...
Dunida Oo Laga Xusayo Maalinta Ka Hortaga Tubaakada Iyo Hal-kudhegga Sannadkan
Maanta oo axad ah dunida waxa laga xusayaa maalinta ka hortagga dhibaatooyinka tubaakada. Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo hay'adaha la shaqeeyaa ayaa samaynaya wacyi-gelin...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qayb 8aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
Daawo Waraysi Xiiso badan oo lala yeeshay Marwada Madaxweynaha Somaliland iyo Qodobbo Xaasaasi ah oo ay ka hadashay
Hargeysa (SLpost)- Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, ayaa waraysi dhinacyo kala geddisan taabanaya oo ay la yeelatay Wariye Nimco Samriye oo...
Somaliland: Qashinka Cuntada Kasoo Hadha Iyo Digada Xoolaha Oo Dab Laga Dhalinayo
Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay mashruuc cusub tamarta sahlaysa cunto karinta. Mashruucan oo ay iska kaashadeen wasaaraddaha tamarta iyo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagey Berbera Iyo Dadweynaha Reer Saaxil Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay
Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa galabta booqasho ku ku tagey xarunta gobolka Saaxil ee Berbera, halkaasoo si balaadhan loogu...
Somaliland
Wasaaradda Waxbarashada Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Waqtiga Uu Bilaabmi Doono Imtixaanka Shahaadiga Ah
Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga la gali doono imtixaanaadka fasalada siddeedaad iyo fasalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

