HomeSomaliland Oo Dib U Fasaxday Imaanshaha Qaxoontiga Soomaalida Ah Ee Kasoo Cararaya...

Somaliland Oo Dib U Fasaxday Imaanshaha Qaxoontiga Soomaalida Ah Ee Kasoo Cararaya Dagaallada Yemen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland  ayaa dib u fasaxday qaxoontiga  u dhashay  Soomaaliya  ee ka imanaya dalka  Yemen oo ay hore u  joojisay inay soo galaan  todobaadkii  hore.Cali Siciid Raygal

Wasiirka  dibu-dejinta Cali  Siciid  Raygal ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay qaadatay go’aan markii ay eegtay duruufo badan oo dhinacyo badan ay ka eegtay in qaxoontigii Soomaaliya u dhashay ee kasoo cararayay dalka Yemen ay maanta laga bilaabo iman karaan, isagoo xusay in hay’addaha qaramada midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR IYO IOM ay qoraallo rasmi ah kusoo gaadhsiiyeen Somaliland inay dadkaas gaadhsiinayaan deegaankoodii marka ay yimaadaan Somaliland. “Haddaanay wax dhibaato ah oo ammaanka wax yeelaya ama duruufo loo malaynayo inaanay sidan ku shaqayn karayn aanay soo kordhin xukuumadda Somaliland way fasaxday.” Ayuu warbaahinta u sheegay wasiirka dibu-dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal.

Xukuumadda Somaliland ayaa 24-kii bishan joojisay inay kasoo degaan dekaha dalka dadka u dhashay Soomaaliya ee kasoo qaxaya dagaallada dalka Yemen, ka dib markii ay ku sababeeyeen inay jiraan arrimo ammaan-darro iyo cabsi laga qabo inay kusoo dhex dhuuntaan dad argagixiso ahi. Sidoo kale Somaliland ayaa ku doodday inay caawimo uga waayeen hay’addaha gargaarka iyo qaxoontiga u qaabilsan qaramada midoobay.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories