HomeMilateriga Burundi Oo Sheegay Inay Af-gembi Kula Wareegeen Madaxtooyada Dalkaas

Milateriga Burundi Oo Sheegay Inay Af-gembi Kula Wareegeen Madaxtooyada Dalkaas

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Bujumbura, (SLPost)-  Sarkaal ka tirsan milateriga Burundi ayaa sheegay in madaxweyne  Pierre Nkurunziza ay ciidamadu kala wareegeen hogaankii dalka.Burundi Coup

Maj Gen Godefroid Niyombareh ayaa ku dhawaaqay in la dhisay guddi loo bixiyay guddida badbaadinta qaranka, si ay dalka u maamulaan, balse iyadoo aanu weli hadal madaxweynaha la sheegay in xilka laga tuuray ayaan la garan karayn taageerada iyo awoodda ay ciidamada xukunka la wareegay ku dhex haystaan bulshada dalka Burundi.

Madaxwayne Nkurunziza ayaa ku sugan dalka Tanzania oo uu kula kulmayo hogaamiyeyaasha bariga Afrika si ay dhibaatada Burundi uga wada hadlaan. Waxaanay la-taliyayaashiisu ku tilmaameen afgambiga mid kaftan ah oo aan jirin.

Ciidamada ammaanka ayaa xoog ku kala kaxeeyay dad mudaharaadaya maanta magaalada Bujumbura, iyagoo u adeegsaday suntan dadka kaga ilmaysiisay iyo rasaas nool.

Xasilooni-daradan aafaysay dalka Burundi ayaa bilaabantay 26 bishii hore ee April, waxaana ku dhintay in ka badan 20 qof, iyadoo maanta la filayay madaxweynaha Burundi inuu hor-fadhiisto qaar ka mid ah dadkii ku boorinayay inuu ka tanaasulo rabitaankiisa oo ay ka mid yihiin

hogaamiyeyaasha dalalka bariga Afrika, kuwaasoo shir ay ku yeelanayeen Tanzania waxay doonayaan inay badbaadiyaan heshiis 15 sano ka hor Daras-salaam lagu saxeexay, kaasoo lagu soo afjaray dagaalkii sokeeye ee Burundi.
Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories