Mudane Madaxweyne, Kala Dooro Qaranka iyo Guurtida
Maanta waynu wada qirsanahay halka dalku marayo,waxaynu dhex muquuranay mawjado siyaasadeed oo murugsan.Halkaana waxa gaadhsiiyay go’aankii guurtida ee aan si qoto dheer oo cilmiyaysan...
Somali News
Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saddex Tuulo Oo Hoos Yimaadda Gaarrisa
Gaarrisa, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saddex tuulo oo ka mid ah gobolka waqooyi bari ee dalka...
Hadimooyinka Siyaasadeed Ay Gaystaan Qaar Kamida Ah Masuuliyiinta Gobolka Awdal Ma Waxa Lagu Raaligalinyaa Beelo Gaar Ah?
Maamulka Gobolka Awdal ayaa la tacaalaya dhibaatooyinka iyo hagardaamooyinka ay gaystaan qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska Gobolka Awdal , Xafiiska Badhasaabka Gobolka Awdal marna...
Soo-gelooti: Feker iyo Falsad – W/Q: Cabdicasiis Mahdi Axmed “Guudcadde” – Qaybta 1aad
Hordhac Waxa la sheegaa in islaan Soomaaliyeed oo miyiga xayn adhi ah ku raacaysa ay u yimaaddeen culimo Tabliiqiyiin ah, dabadeedna ay u sheegeen in...
Markab Iran Leedahay Oo Gargaar Usida Yemen Oo Kusoo Xidhanaya Jabuuti
Jabuuti, (SLpost)- Markab sida gargaar oo ay Iran u soo dirtay Yemen ayaa la filayaa inuu maanta soo gaadho, isla markaana uu kusoo xidho...
Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Guulaha Ururka Daacish
Washington, (SLpost)- Dawladda Mareykanka ayaa qirtay in guulaha ay xooggaga Daacish ka gaadheen magaalooyinka Palmyra iyo Ramadi, ay dhabar-jab ku yihiin dedaalka xulafada. Madaxweynaha Mareykanka,...
Itoobiya Oo La Filayo In Axadda Doorashada Baarlamaanka Looga Dareero
Addis Ababa, (SLpost)- Ku dhawaad 37 Million oo ka mid ah dadka reer Itoobiya ayaa la filayaa inay ka qayb galaan doorashada maalinta Axada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

