Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ka Fulisay Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Ee Soomaaliya
Muqdisho, (SLP)- Ergayga gaarka ah ee dalka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey si ba’an ugu canbaareeyey weerarkii...
Kenya Oo Muddo U Qabatay Muwaadiniinteeda Ku Biiray Al-shabaab, Ballan-qaadyana U Fidisay
Nairobi, (SLP)- Dawladda dalka Kenya ayaa muddo toban maalmood ah u qabatay dadka u dhashay dalkaas ee ka tirsan Kooxda Al-shabaab inay isku soo...
Ardayda Kulliyada Xoolaha Ee Jaamacada Burco Oo Ku Guulaystay Qaliin Ay Ku Sameeyeen Dameer Gaadhi Dhaawacay
Burco, (SLP)- Jaamacada magaalada Burco ardayda kulliyada xanaanada xoolaha ayaa ku guulaystay qaliin ay ku sameeyeen, isla markaana lug ay kaga jareen dameer dhawaan...
Midawga Yurub Oo Dacwad Ku Oogay Shirkadda Google
Belgium, (SLP)- Midowga Yurub ayaa si rasmi ah ugu dacweeyay shirkadda Internetka ee Google inay ku takrifalAyso awoodda ballaadhan ee ay u leedahay suuqa...
Gudidda Wanaag Farista Oo Soo Dhaweeyay Fulinta Xukunnada Qisaasta Ah
Hargeysa, (SLP)- Gudidda Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunadii qisaasta ee ay xukuumadu fulisay, waxaanay xukuumada ku amaaneen sida...
Magaca Masuul Cusub oo Madaxweynuhu u magacaabay Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbeejooga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa masuul cusub u magacaabay booska Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbejoogga Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey iska bannaanaa,...
Berbera oo Marti-gelisay tiradii ugu badnayd Qaxoonti ka yimaadda Yemen, Dalalkay u dhasheen iyo Weedhaha Masuuliyiintii Qaabbishay
Berbera (SLpost)- Doonni ay saaran yihiin tiradii ugu badnayn ee mar kaliya ku soo xidha Dekedda Berbera oo Haween iyo Carruur u badan, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

