HomeWasiirka Maaliyada Oo Ku Dhawaaqday Olole Cashuur Ururin Ah

Wasiirka Maaliyada Oo Ku Dhawaaqday Olole Cashuur Ururin Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLP- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo dalkoo  dhan laga bilaabayo, waxaanu tilmaantay ololahan kor loogu soo qaadayo dakhliga dalka.Zamzam

Marwo Samsam Cabdi oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Berbera waxa kale oo ay bulshada ugu baaqaday inay bixiyaan cashuuraha.

Waxa maanta bilaabmaya olole cashuur ururineed oo ka bilaabmaya dalka oo dhan oo masuuliyiinta Wasaarada Maaliyadu wadaan oo ay isku qaybiyeen, oo bariga ilaa gobolka Saaxil oo xuduntii ah ilaa Togdheer, Sanaag iyo Sool qaybo ayaanu ku soconaa waana isku qaybinaynaa, Maroodijeexna Wasiiru dawlaha Maaliyada iyo  Wasiir ku xigeenka ayaa hogaaminaya ololahaa cashuur ururinta, galbeedkana waxa u kicitimaya Agaasimaha guud oo wata masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada oo ilaa Awdal, Gabiley iyo Salal gaadhaya.” Ayay tidhi Wasiir Samasam.

Wasiirka Maaliyada waxa ay  sheegtay in Somaliland ay horumar ku gaadhay bulshadeeda oo isku tashatay, waxaanay tidhi  “Markaa waxa weeyaan in aynu dadkeena ku baraarujino  duruufaha qalafsan ee ka jira deegaanka inoo dhaw in aynu inagu guntida dhiisha iskaga dhigno oo aynu isku tashano, waayo Somaliland waxay halkaa ku soo gaadhay waa iyada oo isku tashatay. Isku tashiga uun baynu haddana sii xoojinaynaa, waxaynu doonaynaa in dadkeena aynaan dhibin oo aynu barno in qofku cashuurta iska bixiyo waana wax waajib ah.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories