Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Dad Badan Oo Ku Naf Waayay Roobab Waaweyn Oo Ka Da’ay Dalka Kenya

Nairobo, (SLP)- Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay, halka wararku intaas ku darayaan inay dhaawacyo soo gaadheen siddeed qof, iyadoo la la’yahay tiro...

Gobollo Ka Mid Ah Mareykanka Oo Ay Gilgileen Dibad-baxyo Dadka Madawga Loogu Dooddayaa

Baltimore, (SLP)- In ka badan kun qof ayaa shalay socod mudaharaad ah ku maray waddooyinka Baltimore ee gobolka Mary Land. Taliyaha booliska magaalada Baltimore Anthony...

Dowladda Ingiriiska oo ka hadashay Dacwad uu Ciidanka RRU-da uga Gudbiyey Masuul saddexaad ee ugu sarreeya Dowladda Somaliland

Addis Ababa (SLpost)- Safaaradda dawladda Ingiriisku ku leedahay Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa xaqiijisay in Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Khaarajiga Ee Norway

Oslo, (SLP)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa la kulmay wasiiru-dawlaha khaarjiga dalka Norway Jens Mjaugedal iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan...

Boqolaal Qof Oo Reer Malawi Ah Oo Iskaga Haajiray Koonfur Afrika

Durban, (SLP)- In ka badan 600 oo ah muwaadiniin u dhashay dalka Malawi ayaa ka haajiray Koonfur Afrika, iyagoo dib ugu laabtay dalkoodii hooyo. Waxaanay...

“Halku-dhigga Sannadkan ee Xuska 18-ka May Waa Somaliland Dalkayga Dooddi Kama Furna”

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in sannadkan saxaafadda Somaliland looga baahan yahay sidii ay...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Iyo Maamuleyaasha Dugsiyada Gaarka Ah

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Pro. Faarax Cilmi Geedoole ayaa kulan la yeeshay maamuleyaasha dugsiyada gaarka ah ee magaalada Hargeysa. Kulankan ayay wasiirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img