HomeDad Badan Oo Ku Naf Waayay Roobab Waaweyn Oo Ka Da'ay Dalka...

Dad Badan Oo Ku Naf Waayay Roobab Waaweyn Oo Ka Da’ay Dalka Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobo, (SLP)- Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay, halka wararku intaas ku darayaan inay dhaawacyo soo gaadheen siddeed qof, iyadoo la la’yahay tiro kale oo badan oo dad ah deegaanka Narok ee dalka Kenya, ka dib markii doraad salaasaddii ay roobab laxaad lihi ka da’een halkaas, kuwaasoo dabaylo watay, isla markaana sababay daadad waaweyn.Kenya

Sidoo kale daadadkaas waxay waxyeelo gaadhsiiyeen wadada wadnaha ah ee deegaanka Narok, iyadoo ay ku xanibmeen dadkii  tagayay galbeedka ee u socday dhinaca magaalada Nairobi.

“Roobabku waxay bilaabmeen ilaa 5.30 pm galabnimo ee salaasaddii, waxaanay ahaayeen roobabkii ugu weynaa ee intii aan noolaa da’ay.” Sidaas waxa tidhi mid ka mid ah dadka deegaankaas ganacsiga ku leh oo lagu magacaabo Gladys Terer.

“Gurigaygii wuu dumay, waxaana I qaaday daadad ilaa 100 mitir, ilaa aan geed qabsaday.” ayuu yidhi Mohammed Kimathi oo ka mid ah dadkii ka badbaaday dhibaatadaas.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories